Cuntada iyo raaxada raga iyo dumarka
Raga iyo dumarka mararka qaarkooda waxaa qabsada arrin oo murugo u keenaysa guurka kaddib, arntaas oo ah qofka inuu gudan waayo waajibka ka saaran qofka kale.
marka hore raga ayaan ka bilaabaynaa.

ninka marka uu guursado waxaa uu galaya sheeko cusub oo ah raaxada gogosha, inta badan dadka kuma fashilmaan raaxada sariirta, laakin waxaa dhacda mararka qaarkooda nimanka inay awoodi waayaan galmada laga rabay ama xaaska inay tahay xaas aan raaxada sariirta ka dhergin oo u baahan muddo dheer ninkan aan awoodin biybaxa degdeg ama geedka oo ka jilicsan awgeed.
raga qaar marka ay isku rakaan kacsi yarida islmarkii waxay raadiyaan daawo kacsiga kordhisa, sida la og yahay daawada dareenka raga siyaadisa waa halis siiba nimanka marka ay gaaraan farat sano, waxaa laga yaabaa inay jirro u keento raga waaweyn.
Marka ma aha ninka inuu ku degdego daawada ama kaniinka kacsiga waxaa habboon inuu cuno cuntooyinka tayada leh oo keenaya dareenka raga sidaan sheegnay cuntada kacsiga laga helo waa badan tahay, waxa ugu mhumsan waa kalluunka iyo digaaga iyo hilibka iyo dhamaan cuntada nafaqada leh.
taas raga iyo dumarkaba way anfacaysaa.
waayo gabdhaha qaar iyagana dareenkooda hoos buu u dhacayaa, oo ma dareemaan raaxada guurka ama istiinka xaaskooda, iyagana waxaa ku haboon inay cunaan cuntada siyaadisa raaxada ninka iyo naagta waa cunyada nafaqada leh siiba naagaha waa inay cunaan basbaas iyo danjabiil, sidoo kale saliid seytuun, iyagu nin iyo naagba way kicisaa waayo waxay furtaa xididaha dheega qaada.
Bajiyada maxaa laga faa’idaa xaga caafimaadka
When a man gets married, he enters a new story of the comfort of the bed, most people do not fail in the comfort of the bed, but sometimes it happens that men are unable to have the desired sex or the wife is a wife who is not satisfied with the comfort of the bed and needs it for a long time, this man is unable to do it because of a quick ejaculation or a softer penis.
Some men when they are faced with erectile dysfunction seek medicine to increase their erection, as it is known that the medicine that increases the sensitivity of men is dangerous, especially for men who reach forty years of age, it may cause illness in older men.
So a man should not rush to take medicine or pills for erection, it is better to eat quality foods that bring the sensation of men, as we said, there are many foods that can be found in the sexual desire, the most important are fish and chicken and meat and all nutritious foods.
This is beneficial for both men and women.
Because some girls also have a low mood, and they do not feel the pleasure of marriage or the pleasure of their husbands. It is appropriate for them to eat foods that increase the pleasure of the husband and wife. These are nutritious foods. Women in particular should eat pepper and ginger, as well as olive oil. They stimulate both men and women because they open the blood vessels.
