Cuntada iyo caafimaadka xiriirka ka dhexeeya

Caafimaadka laga heli karo cuntooyinka qaar

Cuntada iyo caafimaadka xiriirka ka dhexeeya Caafimaadka iyo cuntada xiriir weyn ayaa ka dhexeeya, qofka intuusan ku degdegin daawo waxaa habboon inuu ilaaliyo cuntada uu qaadanayo iyo xilliga uu qaadanayo. Jirrooyinka badankooda waxay ka dhashaan cunta xumida si xun in loo adeegsado cuntada ama in la cuno cunto dhib jirka u keenaysa. Sidoo kale waqtiga […]

13-ka faa’ido oo laga helo basasha

13-ka faa'ido oo laga helo basasha

13-ka faa’ido oo laga helo basasha Basasha maxay qabataa oo maxaa laga helaa. Qoraalkan ayaa kuu caddeynaya basasha faa’idooyinka laga helo waana sida soo socota: 1- dheefshiidka ayay u roon tahay, cuntada ayay shiiddaa. 2- xasaasiyadda ayay qofka ka ilaalisaa. 3- qabowga iyo hargabka ayay u roon tahay. 4- lafaha ayay xoojisaa. 5- timaha ayay […]

Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan iyo ukunta Cad

Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan iyo ukunta Cad

Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan iyo ukunta Cad Yaa Vitamin badan Ukunta Guduudan  البيض الأحمر iyo ukunta Cad. البيض الأبيض Ukunta Guduudan iyo midda cad waxaa qaali ah midda guduudan. dadka waxay sheegaan midda guduudan inay ka macaan badan tahay midda cad. sidoo kale marka doolsho la samaynayo dadka waxay dhahaan ukunta guduudan ayaa ku […]

Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay

Caleenta canabka iyo caafimaadka

Caleenta canabka faa’idada caafimaad ay leedahay Waxaa laga yaabaa bulshada soomaaliyeed inaysan qiimaynin caleenta geedka canabka. laakin dunida meel weyn ayay ka joogta dalal badan ayay tahay cuntada ugu macaan badan oo lagu martisooro dadka la jecel yahay. Caleenta canabka waxaa lagu duubaa bariis iyo hilib shiidan markaas ayaa lagu kariyaa maraq waxay noqonaysaa cunto […]