Fasirka riyada naagta qaawan

Fasirka riyada naagta qaawan Riyada: Maxaa lagu fasiri karaa naag qaawan oo ah sidii hooyadeeda ku dhashay oo joogta meel banaan ah, waxaa ka qawan kor iyo hoose naasaha ilaa farjiga. Fasirka: Fasirka riyada haweeneyda qaawan wuxuu yeelan karaa macne kala duwan, haddii naagta ay tahay naag aan la garanaynin waa arsaaq qofka uu heli […]
Gabar ayaan video xun ka qaaday sideen uga towbad keenaa

Gabar ayaan video xun ka qaaday sideen uga towbad keenaa Su’aasha: Gabar ayaan is baranay si daran ayay ii jeclaatay online ayaan ku shekaysan jirnay waxan ka codsay inay isoo dirto video iyadoo qaawan sidoomkale sawiro, wayna ii sameysay mudo kadib waan nacay waana ka tagay waxay u sheegay guur inan diyaar u ahayn, kadib […]
Coronavirus wadamada uu gaaray

Coronavirus wadamada uu gaaray Wuxuu gaaray wadamo badan muddo yar ayuuna jiraa cudurka Coronavirus, waxaa ugu badan wadamada uu hada gaaray dalka uu kasoo bilowday China. Ilaa iyo hadda daawo looma hayo. waxaana la sheegayaa inuu halis yahay cudurkan. Waxaad ka arkaysaa dalalka uu ku fudey inay u badan Yihiin dalal ku yaalla qaaradda Asia. […]
Xaaska haddii naaska laga nuugo ma furmeysaa

Xaaska haddii naaska laga nuugo ma furmeysaa Su’aasha: Ninka marka uu xaskisa istiiminayo oo uu naaska na nuugo marka caanaha uu liqo miyay ka furmeysaa asoon u qasdin inuu caanaha cabbo lakin raxa ayaa ka awood badinayso wuxuu arkaa asoo caanaha ay ku fakadeen, iga jaahib bixiya su’aashaas. Jawaabta: Arrintan waa laysku khilaafsan yahay, waxaana […]
Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa

Riyada duulitaanka maxay noqon kartaa Su’aasha: Riyada qofka haduu arko asoo duulduulaya maagalada ayuu kor duulayaa sida shinbirta oo kale mana soo dhacaayo mana cabsanayo ilaa wuxuu gaarayaa daruuraha waxaana u muuqda xidigaha bal fasirka riyadan maxuu noqon karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari doontid xagga aqoonta iyo awoodda, dantaadana ay kuu […]
Riyada hooyada dhimatay maxay noqon

Su’aasha: Qofka haduu ku riyoodo hooyadiisa oo dhimatay oo riyo ugu imaanayso iyadoo faraxsan oo cunto siinayso cuntadaasna aad u macaan badan maxaa lagu fasiraa riyada hooyada geeriyootay. Jawaabta: Riyada hooyada geeriyootay qofka marka ay u timaado waxay tilmaamaysaa guud ahaan fariin weyn oo qofka kusoo wajahan, hadday timaado iyadoo faraxsan oo qoslaysa waxay tilmaamaysaa […]
Riyada cuntada maxay noqon

Riyada cuntada maxay noqon Riyada: Qofka haduu arko asoo cunaya hilib iyo bariis iyo moos maxaa la dhihi karaa fasirka riyada hilibka wuxuu u muuqdaa inuu yahay hilib ide oo cadiin badan leh sidoo kale meesha waxaa yaalla maraq cad oo si daran usoo carfaayo. Fasirka: Cuntada guud ahaan waxaa lagu fasiraa arsaaq badan, gabar […]
