Categories
Caafimaadka Health

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya Su’aasha: scw waxan ahay gabar da’deda tahay 17 sano waxan isku arky dildilac ibta nasaha arintas maxay tahay dawo mjirta? Jawaabta: Arrinta ku haysata waxaa la dhahaa dildilaaca ibta naasaaha ingiriiska waxaa loo yaqaanaa Nipple crack carabigana waxaa la dhahaa  تشقق الحلمتين  inta badan […]

Categories
Fatwada

Xaaska adeerkayga ma guursan karaa haduu dhinto

Su’aasha: Asc waan Idin salaamay Barnaamijka iyo Daadihiyaashaba. Su.aasha aan qabo ayaa ah Ninka Adeerkii Runa hadii uu Geeryoodo oo uu ka Tago Gadh yer da.a ahaan ma Guursan karaa si Caruurtii uu adeerkii ka tegay aanay u dayacmin sido kale ma gayaa Gabadhaa adeerkii Aabihii walaalkii ka dhintay? Jawaabta: Waa guursan karaa naagta adeerkaaga […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin

Dadka blood type O+ ah dadka kale may ka dareen badan yihiin Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan, dadka nuuca dhiigoogu O+ yahay may ka dareen badan yihin ama rabitaanka galmada may ku badan tahay, fadlan fah faahin iga siiya mahad sanid. Jawaabta: Jaamacad turkish ah oo lagu magacaabo Ordu Üniversitesi ayaa cilmibaaris […]

Categories
Talooyinka Consultation

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga Su’aasha: A S C, marka hore wan idin salaamay darur.com kadib maanta wxn hayista dhawur su’aal o kusaabsan gabdhaha fircooniga 1, gabadh walbo loo guday fircooniga marka la guursado habeenka ugu horeya ninka marku geedkisa ku riixo siilka la tolay galiyo qasab gabadha ma inu dhiig ka yimaada? 2, […]

Categories
Caafimaadka Health

Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo

Su’aasha: scw maamulka webka daruur wad mahasan tihin marka hor waxan rabaa in la ii fasiro riyada dhalada barafuunka aad u caraf badan asoo qofka isku buufinayo oo si fican isugu shubayo. Jawaabta: Riyada barafuunka waa riyo fiican, qofka haduu arko asoo isku buufinayo barafuun wuxuu helaa sumcad fiican iyo magac aad looga dambeeyo, siiba […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada qabuuraha mudo 7 sano igu soo noqnoqonayso

Su’aasha: Asc sh waxa kuriyoodaa mudo 7 sano laga joogo ilaa caawa u dambeesay qabuuro waxee kuyaalaan gabol aan yareenteyda kusoo koray Riyada qabuuraha aad iigu soonoq noqotaa ifasir wll   Jawaabta: Riyada qabuuraha dadka markay arkaan way ka baqaan waxay u malaynayaan dhimasho kaliya inay astaan u yihiin, laakin kutubta fasirta riyada waxay isku […]

Categories
Fatwada Sharxidda Axaadiista

Macnaha ducada laa ilaaha ilallaahu waxdahuu laa shariika lah

Macnaha ducada laa ilaaha ilallaahu waxdahuu laa shariika lah Su’aasha: Ascwalalha khayr iyo xasanaad Ilaahay hadiinku badalo shaqadaad noohaysan wll waxaan rabaa macnaha ducada laa ilaaha ilallaahu waxdahuu laa shariika lah lahulmulku mulku walahul xamdu yuxyii wayamuutu wahuwa calaa kuli shayin qadiir Jawaabta: Ducada iyadoo carbi ah waatan: (لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ […]