Categories
Talooyinka Consultation

Gabar haday ku riyooto iyadoo guriga nadiifinayso

Su’aasha: scw gabar haday riyo ku aragto iyadoo guriga nadiifinayso oo xaqayso qolalka oodhan musqusha jikada maxaa lagu fasira riyada nocas ah. Jawaabta: Riyada nadiifinta guriga aad bay u fiican tahay waxay tilmaamaysaa isbadal fiican mustaqbalka iyo deganaan xagga maskxda sidoo kale arsaaq fiican in heli doono, waxaa kaloo ay tilmaamaysaa qofka inuu ka bixi […]

Categories
Caafimaadka Health

Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan

Dumarka xiliga raaxada indhaha sababtay u damuujiyaan Su’aasha: Waxaan ahay nin dhowaan guursaday waxaan mooda in gerdkaygu jilcay uuna yaryahay lkn xaaskaygu waxan dareemaya in u xanujinayo gerdkaygu oo indhaha ayey isku qabata marka ma xanuun ba mise wa raaxo ay dareemayso. Tan kale dhaqso ayaan u biyabaxaya sababta maxay thay? Waad mahadsantihiin bahda daruur […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Wamaxay riyada anoo guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo

Su’aasha: Asc wan kusalanay salamy Dr inta kadib Waxa kuriyoday ano guursaday oo xafladi aroskayga laqabanayo riyada fasirkeda maxay tahay mahadsanid. Jawaabta: Waxay tilmaamaysaa riyada isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono waxaa dhici karto inaad shaqo hesho ama inaad safar gasho, ama inaad xiriir dad la samayso, arooska guud ahaan waa isbadalka nolosha, mararka qaar wuxuu […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin

Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin Su’aasha: ASC gudomiye wan Ku slaamayaa : Waxaan Ku riyoday madaxweynaha Rushka oo an arkay Misana Wu jifay madaxweynaha Wu jiifaa camal Wana arka inu jifanayo fananad cad iyo surreal brown ah buu watay waxana la jifey dad kale. Jawaabta: Gudoomiye waan kaa qaaday, riyadan waxay tilmaamaysaa inaad jago […]

Categories
Talooyinka Consultation

Xaas baan qabaa ma kacsato waa ii diidaa sariirta

Su’aasha: Waxaa qabaa xaas dhibteedu fircooni waa isma daryeesho hadaa u baahdo ima siiso caruur bay ii haysaa baryo ayaa uga dhalay haday uur qaadana ima siiso hadaa cunaqabateeyo iima baahato xataa sanado in aanu wadahal ayaa laga yaabaa mana ahi qof ku liita sariirta maxaa looga maarmi karaa dhaqaale mid labaadna mahaye ? Jawaabta: […]

Categories
Caafimaadka Health Talooyinka Consultation

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idin waydiyay kininka caruurta lasiyo ma fiican yahay ee magacisa layidha forever kids Jawaabta: Kaniinigan Forever Kids wuxuu ka mid yahay vitaminada hal meel laysugu keenay, wuxuu wataa dhowr vitamino oo jirka u roon iyo koriinka ilmaha oo ay mid […]

Categories
Talooyinka Consultation

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo

Sidee ayuu ku noqon karaa qofka mid fahamkiisa aad u sareeyo Su’aasha: ASC Wll sidee qofka looga dhigi karaa ama u noqon karaa qofka faham sareeya haddii ay tahay xagga Cilmiga, xariirka bulshada, xalinta khilaafyada iyo caqabadaha, IWM. Qaabkee uu ku noqon karaa qofka binu-adaamka ah mid fahamkiisa aad u balaadhan . Sharxaad nadiif ah […]