Maloo soomi karaa qof dhintay

Maloo soomi karaa qof dhintay Su’aasha: Asc sh. Waxan rabay inaan ku su.aalo abahay oo iga dhintay miyaan u soomi karaa oo waxan go.aan saday inaan soomo isniinta oo aan u hibeeyo ajarkaas abahay anigoo si niyad leh u soomay isniinta kuxigtona waxan rabaa inaan u soomo hadana aan u duceeyo yacni isniin duco isniinta […]
Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada

Ducada guurka oo laga soo qaaday quraanka iyo sunada Ducada guurka, sida la og yahay guurka kuma soo aroorin duco u gaar ah, laakin qofka guursan rabo Alle wuu weyddiisan karaa waxa uu rabo waayo Ilaahay marka addoonkiisa uu baryo wuu u ajiibaa sida quraanka lagu sheegay. Teeda kale quraanka iyo sunada nabiga (SCW) waxaa […]
Qofkii dhinto mala dhihi karaa Alle ayaa naga jeclaaday

Qofkii dhinto mala dhihi karaa Alle ayaa naga jeclaaday Su’aasha: Waxa jirta inay badan yihii dadka marka qof dhinto iyaga oo tacsi u diraya Hebel ama beblaayo Waanu ku jeclayn ilaahay baa Naga kaa jeclaaday Ama hebel waanu jeclayn ee ilaahay baa Naga jeclaaday Words caynkaas ah ama hadalka caynkaas ah muxuu noqonayaa ilaa lama […]
Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo

Gacmaha wajiga in la marsado marka la ducaysanayo Su’aasha: Wll qofku marka uu ducaysanayo ee uu ducada dhamaysto labada gacmood inuu wajigiisa ku masaxaa ma arrin soo aroortay oo waarid ahbaa mise waa la iska caadaystay. Jawaabta: Qofka marka uu ducaysanayo inuu gacantiisa wejiga mariyo ama ku masaxo culimada way isku khilaafeen qaar waxay qabaan […]
Qofka markuu quraanka maqlo ooya mala mid yahay qof cabsida Alle la ooyay

Su’aasha: Asc Daruur, waxa jira xadiis rasuulka(scw) lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay in aaanu Naarta galayn nin/qof cabsida ilaahay darteed u ooyay/ilmeeyay, hadaba su aashaydu waxay tahay qofku hadii uu la ooyo Shawq iyo kalgacayl uu ilaahay u qabo ama marka uu qur,aanka akhriyo Amaba uu aaayaadka ilaahay ee kownka uu u fiirsado uu […]
Ducooyinka ay akhrisanayso naagta xaamilada uurka leh

Su’aasha: Asc bahda daruuro waad kumahadsantihiin saad umada aad ugu adegtaan ilahay ha idin xafido aakhiriyo aduunba Wll majirtaa duco ay aqrisato hooyada xaamilada ah sidookale majirtaa duco loo aqriyo cunuga markuu dhasho haday jirto walal ii faa iideeya wan rawaa ilahay ha idin barakeeyee. Jawaabta: Ducooyin si gaar ah ugu soo arooray hooyada xaamilada […]
Nabiga Csw gargaar mala weydiisan karaa maxaase dhacaya

Nabiga Csw gargaar mala weydiisan karaa maxaase dhacaya Su’aasha: Asc wanku salamay sxb maalmahan waxaa baraha bulshada doodoodu socotay qasaa’id lagu amaanaayo rasuulka taasoo loogu gargaar dalbaayo marka qaar ka mida culumada waxay ku sifeeyeen inay shirki tahay hadii wax la gargaar dalbanaayo Uu Allaah sw yahay halka kuwa kalana ay ku doodayaan in Nabiga […]
