Xubinta dumarka maxaa weyneeya

Xubinta dumarka maxaa weyneeya

Xubinta dumarka maxaa weyneeya Dumar badan waxay is weydiiyaan su’aashan oo u baahan jawaab cilmi ku salaysan,  marka aan u eegno si cad waxaan ogaan karnaa arrimo badan oo muhiim ah. Siilka dumarka caadi ahaan labo dhinac ayaa laga eegayaa dhinca waa banaanka cambarka dhinacna waa gudaha. Weynaanta xubinta taranka gabdhaha waxaa inta badan laga […]

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su'aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga Su’aasha: A S C, marka hore wan idin salaamay darur.com kadib maanta wxn hayista dhawur su’aal o kusaabsan gabdhaha fircooniga 1, gabadh walbo loo guday fircooniga marka la guursado habeenka ugu horeya ninka marku geedkisa ku riixo siilka la tolay galiyo qasab gabadha ma inu dhiig ka yimaada? 2, […]

Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena

Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena

Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena Su’aasha: Qoyaanka jaalaha ah oo kasoo baxo cambarka maxaa keeno wuxuuna wataa cuncun daran aadna wuu ur badan yahay wuxuu u eg yahay fuud xawaaji jaale lagu daray fadlan isoo jawaaba   Jawaabta: Qoyaanka ama dheecaanka jaalaha ah sababo badan ayaa keena: Waxaa ka mid ah: Caabuqa afka […]

Dumarka dareenka mooska iskaga dejiyo

Dumarka mooska ku siigaysto maxaa lagu tiriyaa

Dumarka dareenka mooska iskaga dejiyo Su’aasha: Wllyal daruur waa idin salaamey waxan ahey gabar dareenkeede aad u sareeyo mararka qaar moos baan xubinta (siilka) iska galiyaa si uu kacsiga iiga yaraado arintaas ka warama. Jawaabta: Falka aad samaynayso waxaa la dhahaa siigo qofka inuu ku raaxaysto gacantiisa ama wax kale aan xalaal u ahayn, siigada […]

Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee

Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee

Dumarka galmada xanuun u keento waa kuwee Galmada mararka qaarkooda dumarka aad bay u xanuujisaa, taasna waa wax dad badan ay garanayaan haween badanna ay la kulmeen, hadaba maxaa keenaya inay naagta xanuun dareento marka ninkeeda u galmoonaya. lagama wado gabar bikaaro ah ee waxaa laga wadaa naag aan gabar ahayn oo furan laakin galmada […]