Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabdha la qabo

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo Su’aasha: gabar dhowr bilood la qabo oo aan wali uur qaadin marka ay ninkeeda la raaxaysanayso oo ay istiin kula jirto naasaha ayaa ka xanuuno markuu taabto ninkeeda waliba waxa ugu daran ibta naaska ilaa meesha wareega madow afka naas lagu tiriyo Jawaabta: Xanuunka naasaha dumarka waxaa […]

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya

Dildilaaca ibta naaska maxaa lagu daaweeyaa

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya Su’aasha: scw waxan ahay gabar da’deda tahay 17 sano waxan isku arky dildilac ibta nasaha arintas maxay tahay dawo mjirta? Jawaabta: Arrinta ku haysata waxaa la dhahaa dildilaaca ibta naasaaha ingiriiska waxaa loo yaqaanaa Nipple crack carabigana waxaa la dhahaa  تشقق الحلمتين  inta badan […]

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan

Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan Su’aasha: naag xaas ah oo ilmo badan dhashay oo ka dareemayso xanuun daran naasha gaar ahaan kan midig waliba marka anaafsanayso su’aasha waxay tahay naasahaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan mise xiriir lama laha tolow maxaa keeni kara xanuunka naaska gud ahaan? Jawaabta: Xanuunka naasaha sababo badan […]

Labada naas mid ayaa ka weyn kan kale caadi miyaa mise waa cudur

Labada naas mid ayaa ka weyn kan kale caadi miyaa mise waa cudur

Labada naas mid ayaa ka weyn kan kale caadi miyaa mise waa cudur Su’aasha: scw gabar aan ahay waxan jiraa 21 sano waxan arkay naaska bidix inu ka weyn yahay midka midig marar waxan ka dareemaa naska midig xanuun arin caadi miya msie cudur baa jira ila taliya maxaan sameeyaa. Jawaabta: Naasaha inay kala weynaadaan […]

Jajabinta buruqda naasaha

Jajabinta buruqda naasaha

Jajabinta buruqda naasaha Su’aasha: Asc walalayal wan idin salamay waxan jecleystay inan idinla wadago arin iga yaabisay gabar aan sxbo iyo qarabo nahay ayaa guursatay nin somali nin ka buruqda naasaha ku jirto ayuu ka jajabiyey si xoog oo xanun ayuu u adeegsaday canka cada gacan ayuu ku taagsadaa naasaha ilaa ay xanuun la qeyliso […]

Naaska ayaa jug igaga dhacdey xanuun baan daremayaa

Naaska ayaa jug igaga dhacdey xanuun baan daremayaa

Naaska ayaa jug igaga dhacdey xanuun baan daremayaa Su’aasha: Dr naaska ayaa jug igaga dhacdey marka xanuun gar ayaan ka dareemaya xogaana meel yaro bararan inu leeyahay ba lamoodaa. Jawaabta: Jugta naaska soo gaarta waa wax dhici kara waana caadi bararka wuu iska tagaa wax dhib ma laha daawo gaar ah uma baahnid, kaliya  maro […]

Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena

Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena

Naas xanuunka xiliga galmada maxaa keena Su’aasha: Xanuunka naasaha maxaa keeno xiliga galmada waxaan ka dareemaa naasaha xanuun daran siiba marka la taabto waxaana iigu daran naaska midig, marka galmada ay dhamaato waa cadi wax xanuun ma laha caano kuma jiran hadii la dhihi lahaa caanaha ayaa sabab u ah. Jawaabta: Xanuunka naasaha sababo badan […]