Xaaska adeerkayga ma guursan karaa haduu dhinto

Xaaska adeerkayga ma guursan karaa haduu dhinto

Su’aasha: Asc waan Idin salaamay Barnaamijka iyo Daadihiyaashaba. Su.aasha aan qabo ayaa ah Ninka Adeerkii Runa hadii uu Geeryoodo oo uu ka Tago Gadh yer da.a ahaan ma Guursan karaa si Caruurtii uu adeerkii ka tegay aanay u dayacmin sido kale ma gayaa Gabadhaa adeerkii Aabihii walaalkii ka dhintay? Jawaabta: Waa guursan karaa naagta adeerkaaga […]

Xaaska adeerkay dumarka maxaariimta ah miyay kamid tahay

Xaaska adeerkay dumarka maxaariimta ah miyay kamid tahay

Su’aasha: Asc walaalayaal, su aashayda waxaa waaye xaaska adeerkay dumarka maxaariimta ah miyay kamid tahay mise waa iga ajnabi oo waysada way iga jabinee Jawaabta: Xaaska adeerkaaga maxaarimta ka mid ma aha, waxay kaa tahay ajnabi waa inay kaa xijaabataa, maxaayeelay masoo galayso naagaha maxaarimta ay diinta inoo sheegtay.

Abtigay qofta uu qabo ma ii banaantahay weysadana ma iga jabisaa?

Abtigay qofta uu qabo ma ii banaantahay weysadana ma iga jabisaa?

Su’aasha: Walaal Abtigey gabadha uu qabo ma guursan karaa weysana ma iga jabisaa. Jawaabta: Xaaska abtiga waxay kaa tahay ajnabi sidoo kale waxaa la mid ah xaaska adeerkaaga waxay la mid yihiin walaalkaaga xaaskiisa, dadka waxay haystaan inay tahay xaaska dareerka ama abtiga sida xaaska aabbaha oo kale, xaaska aabbaha quraanka ayaa si toos u […]