Riyada naqaska iyo culyeska qofka dareemayo

Riyada naqaska iyo culyeska qofka dareemayo Riyada: Sheikh. Waxa qaba xanuunada isha waxa isku arkay marka salada faralka iyo sunada tukado duceysto inan isku arkay marka hurdo isku soo diyaarsho anon wali sexan ina wax iyimadan naqaska igu dhajiyan marka damco inan ashahto an afka Kala furi wayo inan cararo marka damco inan kici wayo […]
Riyada walaalkay isagoo naxsan iyo wax dhar cad xiran

Riyada walaalkay isagoo naxsan iyo wax dhar cad xiran Riyada: Asc sheikh Goorta riyada habeen Waxan ku riyoday anigo hurda walaalkay ayaa iso galay isago naxsan markasu igu yidhi waa maxay waxani wax dhar cad xidhan ayuu ahaa wajigisa lama arkayn marku ila hadlay hadalku wuu iga so bixi wayey naqaska igu dhagsana waxoga kadib […]
Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah

Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah Su’aasha: Walaal markaan hurdayo waxaa la idhahay waxaad soo bixisaa cod oo ah mmmm.. mmmm… yacnii uusan kaarida , khuurida kaasi maahin , mararka qaarna waan isla sheekeystaa wll maxaa waaye waxaasi maxaase sameeyaa si aan u joojiyo ? Mahadsanid Jawaabta: Qofka inuu dhawaaq ama hadal […]
Riyada gabar an xiriir wadaag ahayn oo la guursanayo

Su’aasha: Asc, e salaaan kadib waxa rabay in la ii fasiro riyo aan ku riyooday kaaso ahaa Gabar u xiriir wadaag jeceel naga dhaxeyay mudo 5 sano ah, kadib ba waxaa dhacday inaa is qilaafnay o aniga aad u carooday kadib ba habeenkii waxaan ku riyooday isla ayadii o la guursanayo iyo aniga o isku […]
Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

Su’aasha: Nio markalaa kugu soo laabtee iga raali noqo takale mararka qaar waxaan riyo ku arkaa anoo meel joogo hadana meeshii aan joogay is badalayso ama qof aan la joogo hadana uu qofkii uu is badalaayo oo qofkale uu noqonaayo marka riyadaaso kale macno ma sameysaa. Jawaabta: Inta badan riyada noocan oo kale waa riyo […]
Riyada salaad subax kadib iyo tan ka horreysa tee riyo shaydaan ah

Su’aasha: Asc aad ban u salamaya bahda daruur waxa aan u baahna in la ii kala saaro riyada salaad subaxa ka dib iyo ka hor tee baa riyo shaydaan ah tee la odhan karaa waa riyo caadi thanks. Jawaabta: Riyada shaydaanka waa riyada inta badan cabsida iyo argagaxa ama qarowga la socda ama qofka inuu […]
Riyada qabuuraha mudo 7 sano igu soo noqnoqonayso

Su’aasha: Asc sh waxa kuriyoodaa mudo 7 sano laga joogo ilaa caawa u dambeesay qabuuro waxee kuyaalaan gabol aan yareenteyda kusoo koray Riyada qabuuraha aad iigu soonoq noqotaa ifasir wll Jawaabta: Riyada qabuuraha dadka markay arkaan way ka baqaan waxay u malaynayaan dhimasho kaliya inay astaan u yihiin, laakin kutubta fasirta riyada waxay isku […]
