Nin iyo naag isla dhashay ayagoon is aqoon hadey guur wadaagaan

Su’aasha: Waxaan ku weydiinaa hadii laba walaalo ah is guursadan ayagoon iska war heynin ilmana iska dhalaan shareecadu maxay ka qabtaa guurkooda ma sii wadan karaan ilmaha ay iska dhalaana xalaal mala dhihi karaa Jawaabta: Waa xaaraan guurka walaasha taasna laykma khilaafsana, laakin hadday si qalad ku dhaco oo la ogaado waa la kala furaa […]
Xaaska adeerkayga ma guursan karaa haduu dhinto

Su’aasha: Asc waan Idin salaamay Barnaamijka iyo Daadihiyaashaba. Su.aasha aan qabo ayaa ah Ninka Adeerkii Runa hadii uu Geeryoodo oo uu ka Tago Gadh yer da.a ahaan ma Guursan karaa si Caruurtii uu adeerkii ka tegay aanay u dayacmin sido kale ma gayaa Gabadhaa adeerkii Aabihii walaalkii ka dhintay? Jawaabta: Waa guursan karaa naagta adeerkaaga […]
Gabar abti dhalay ayaan qabaa ilmaha dhib ma u keenaa guurkaas

Su’aasha: asc waxan ahay nin dhalin yaro ah anigo da.a yar ayaa hooyo gabar abti dhalay igu dartay waan aqbalay alx caruura ilahey na siiyay iyo wax walbo wanaag ah qoys dhisan oo wanaagsan ayaa naqanay mar dambe ayaan ogaaday xag caafimaad ahaan in uusan wanaagsaneyn dad ka hadlaayo oo dhahayo saameyn ayuu ku yeeshaa […]
Gabar adeer dhalay ayaa lay guurin rabaa

Su’aasha: Wllow dhib baa i haysta ila taliya sida ugu fcn Waxaan ahay wiil dhalnyaro ah aad ayaan u siigaystaa cid iga war qabto malahan tabartayda hoos ayay u sii dhacaysaa Adeerkay ayaa gabar ka doonay hdana waan ka noqday gabdhaha gabar qurxoon maahan Oo saddex biood ka hor intaan doonay ayaa hadana iska daayay […]
Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda

Guurkan talo iga siiya iyo bomaatada geedka dareenka ka qaadda Su’aasha: Asc wall waxaan jeclahay habaryar aa qaraabo nahay oo hooyaday ilmo adeer baana ay yihiin gabdhaas aaad ayaan u jeclahay lkn cidna uma sheego oo family ka cayb wayn ayaa iga soo gaarayso lkn jacaylka aan qabo ayaa ah jacayl xad dhaaf gabdhaha ayada […]
Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay

Ma guursan karaa gabar ina adreerkay dhalay Su’aasha: Asc ramadaan kariim Waxaan aad ooga helay gabar yar oo aan adeer koraad u ahay yacni wiil ilmo adeera nahay ayaa dhalay xarig ma ii qabtaa oo ma guursan karaa gabadhaas. Mahadsanidiin. Jawaabta: Walaal waad guursan kartaa gabadha uu dhalay nin aad ilmo adeer tihiin, ka mid […]
Guurka gabadha adeerka dhalay iyo midda shisheeyaha

Su’aasha: Gabar hadaad guursanayso waxaan fiican aan maqlay gabar qabiil ahaan kaa fog waxay ka fican tahay mida adeerkaaga dhalay taas maxaa ka jiro naagta qaraabada iyo nagta shisheeyaha yaa fiican waxan idinka rabaa inaad ii cadeysaan arintas idinko mahadsan. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa guurka wuxuu ku fiican yahay gabar fiican oo dhowrasan oo […]
