Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo

Naasa xanuunka maxaa u keeno gabadha la qabo Su’aasha: gabar dhowr bilood la qabo oo aan wali uur qaadin marka ay ninkeeda la raaxaysanayso oo ay istiin kula jirto naasaha ayaa ka xanuuno markuu taabto ninkeeda waliba waxa ugu daran ibta naaska ilaa meesha wareega madow afka naas lagu tiriyo Jawaabta: Xanuunka naasaha dumarka waxaa […]
Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin

Naasaha ragga kasoo baxo waxtar ma leeyihiin Su’aasha: Asc waxaan rabaa inaan idin waydiiyo nasaha ragga kasoo baxo maxay ka dhigan yihiin. Jawaabta: Ragga iyo dumarka asal ahaan waa isku jinsi waxay isla yihiin aadane oo is dhalay isna guursaday, inta badan xubnaha jirka way wadaagaan xataa haddaysan toos u wadaagin way isu dhow yihiin, […]
17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya Su’aasha: scw waxan ahay gabar da’deda tahay 17 sano waxan isku arky dildilac ibta nasaha arintas maxay tahay dawo mjirta? Jawaabta: Arrinta ku haysata waxaa la dhahaa dildilaaca ibta naasaaha ingiriiska waxaa loo yaqaanaa Nipple crack carabigana waxaa la dhahaa تشقق الحلمتين inta badan […]
Gabar 24 jir ayaan ahay naaskay biya ayaa ka yimada marka caado aan qabo

Su’aasha: waxaan ahay gabar 24 jir ah aan nin iama qabo maalmo kahor waxaan isku arkay iyadoo dhiiga caadada ii joogo naaska bidix oo biyo khafiif ka ka imanaya maxay noqon kartaa arintaas cudur miyaa waxa xanuun ah ma jiro. Jawaabta: Sababo badan ayaa keeni kara naaska in dhacaan biyaha oo kale ka yimaado waxaa […]
Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka

Dareenka ibta naasaha raga iyo hormoonka dumarka Su’aasha: Asc wll markan xaskeyga la galmoohayo naasaha in lay salaaxo kacsi waali anka qaadaa taasi hormone dumarka miyaa igu badan. Jawaabta: Raga inay ka dareemaan raaxo marka ay la raaxaysanayaan xaasaskooda waa wax dabiici ah, ibta naasaha raga dareen ayay leeyihiin sida haweenka oo kale, raga badankooda […]
Ninkayga caanaha naaskayga ayuu liqaa ma iga furmaa

Ninkayga caanaha naaskayga ayuu liqaa ma iga furmaa Su’aasha: Ninka marka naaska iga nuugo oo caano kasoo baxaan uu sidas ku laqo xaaraan muu iga noqonaa marka aan ilmaha nuujinayo caano badan aya igaso data xiliga istiinka ama naaska la iga taabanayo ninkayga wuu ka helaa inu iga nuugo ibta naska lakin waxan maqlay hadii […]
Xanuunka ibta naaska maxaa keena

Xanuunka ibta naaska maxaa keena Su’aasha: waxan isku arkay xanuun daran marka aan taabto ibta naaska waliba marada marka ay iga taabanayso waxan ka dareemaa xaanuuq qaab kale leh taas maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Xanuunka naasaha inta badan waxaa dareemo naagaha ilmaha naaska nuujiya, siiba marka naaska caano ka buuxsamaan oo ay ku daahaan […]
