Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha

Waqtiga maqribka in la xiro miyaa albaabada iyo daaqadaha Su’aasha: Asc bahda daruuro suaal wataa Maqribka iyo salaada subax in aalbaabda iyo daaqdaha guryaha laxidho sax miyaa mise waa quraafaad Jawaabta: Xadiis saxiix ayaa kusoo arooray waqtiga fiidka ama maqribka oo amraya in albaabada la xirto oo caruurta laga celiyo banaanka wuxuu yiri rasuulka (SCW): […]
Qofka markuu quraanka maqlo ooya mala mid yahay qof cabsida Alle la ooyay

Su’aasha: Asc Daruur, waxa jira xadiis rasuulka(scw) lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay in aaanu Naarta galayn nin/qof cabsida ilaahay darteed u ooyay/ilmeeyay, hadaba su aashaydu waxay tahay qofku hadii uu la ooyo Shawq iyo kalgacayl uu ilaahay u qabo ama marka uu qur,aanka akhriyo Amaba uu aaayaadka ilaahay ee kownka uu u fiirsado uu […]
Ducooyinka ay akhrisanayso naagta xaamilada uurka leh

Su’aasha: Asc bahda daruuro waad kumahadsantihiin saad umada aad ugu adegtaan ilahay ha idin xafido aakhiriyo aduunba Wll majirtaa duco ay aqrisato hooyada xaamilada ah sidookale majirtaa duco loo aqriyo cunuga markuu dhasho haday jirto walal ii faa iideeya wan rawaa ilahay ha idin barakeeyee. Jawaabta: Ducooyin si gaar ah ugu soo arooray hooyada xaamilada […]
Macnaha ducada laa ilaaha ilallaahu waxdahuu laa shariika lah

Macnaha ducada laa ilaaha ilallaahu waxdahuu laa shariika lah Su’aasha: Ascwalalha khayr iyo xasanaad Ilaahay hadiinku badalo shaqadaad noohaysan wll waxaan rabaa macnaha ducada laa ilaaha ilallaahu waxdahuu laa shariika lah lahulmulku mulku walahul xamdu yuxyii wayamuutu wahuwa calaa kuli shayin qadiir Jawaabta: Ducada iyadoo carbi ah waatan: (لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ […]
Saliga nabiga (SCW) waswaaska malagu daaweyn karaa

Su’aasha: Asc saliga suubanaha waswaska malagu daweyn kara siiqade ugu wanaagsan ee ruuxa ugu salin kara marki usan salaad kujurin mahadsanidiin. Jawaabta: In nabiga (SCW) lagu saliyo waxay ka mid tahay cibaadooyinka ugu qiimaha badan, qofkii nabiga ku salinayo mar walba Ilaahay wuxuu ka kaafinayaa murugta iyo walwalka sida xadiiska Ubay lagu sheegay. عَنْ أُبَيِّ […]
Noocyada sixirka caalamka ka jira Types of magic in the world

Noocyada sixirka caaalamka ka jira Types of magic in the world nooc kaste qaab ayaa loo adeegsadaa dadka saxarada oo sixirka sameeya qaabab badan ayay u sameeyaan tafaafulka, dadka kitaabgablowga wuxuu adeegsadaa jinka iyo shayaadiinta siduu dadka u sixiro Magic is a general term used to describe an activity that changes the state […]
Adkaarta hurdada meel aanan seexanaynin ma ku akhrin karaa

Su’aasha: Hadii adkaarta hurdada ku akhriyo meel aan furaashkyga ahyn tusale guriga mel kaloo ka mid ah deedna iska soo seexdo kawrn ajarkedi ma helayaa. Jawaabta: Adkaarta sunnada hurada kahor waa inuu qofka akhriyaa marka uu seexanayo oo uu galo firaashkiisa ama uu koro sariirtiisa, axaadiista adkaarta huradada kusoo aroortay waxay tilmaameen qofka marka uu […]
