Riyo duco cunto casuumaad maxay noqon

Riyo duco cunto casuumaad maxay noqon Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga guriga habo waa guri 2 dabaq ah waxaan ku lahyn casuumad cunto karin ah waxa jooga dad badan family iyo asaxaab ah waxaan joogay kijada markaan shaqadi aan ka hayay mabdakha dhameeyay ayaan dabaqa sare koray dadkii shaqaynayay oo dhameeyay walashay […]
Riyo ku saabsan Nebi Moxamad عليه الصلاة والسلام

Riyo ku saabsan Nebi Moxamad عليه الصلاة والسلام Riyada: Wiil aan aabo u ahay oo quraanka kariimka Xifdisan oo culuumta quraanka barta Ayaa ku riyooday Nin aad u qurux baadan oo khamiis cad xidhan Oo kabcada kula kulmay wuxu weydiiyey magacaa wuxu ku dhahay cali baa lay dhahaa Ee adigu kumaad ahayd wuxu ugu jawaabey […]
Riyada qof mas’uul farxad la ooynaya anoo kulan kula jira

Su’aasha: Asc bro waxan xalay ku riiyooday nin masuul aan wada shaqeyn jirnay anaga oo kullan iyo ninka oo oynaya farxad darteeda in uu ila kulmo. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad heer sare ka gaari doonto shaqadaada, waxaa kaloo riyada laga fahmayaa jago inaad qaban doonto oo dad badan ay kaa dambeyn doonaan, marka ku […]
Riyo anigoo hilmaamaya safarkeyga

Su’aasha: waxa ku riyoday anigo walalsan aya waxa iga horimana wil aderkey dhalay oo aad u faraxsan farxad darted rabo inu hab isiiyo waxan dhahaa sug diyarada waxan ku qornaay 5bari kahor waana hilmaamay muruga iheyso maxa sameya isla markas waxan maqlaa walalkey oo asigana safar ahay oo ka baqday safarki. Jawaabta: Riyadan waxay xiriiri […]
Riyada dagaal halis ah oo 7 maalmood gudohooda dhacaya

Su’aasha: asc waxaan kuriyooday marka hore anigoo caawinaya oday laleeyahay qaliin ayaa lugaha looga sameena waxaan udiray 2dollar kadibna isla riyada waxaan ku arkay ayadoo ladhahayo 7maalmo gudahood dagaal halis ah ayaa dhacaya hadaadan kagudbin wadadaas waxaa nalootilmaama wadada kadibna aniga io 3walalo iladhasheen waa kagudbeena wadada anagoo dareemeeno in dhibaato aa kasoo baxnay oo […]
Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo

Su’aasha: scw maamulka webka daruur wad mahasan tihin marka hor waxan rabaa in la ii fasiro riyada dhalada barafuunka aad u caraf badan asoo qofka isku buufinayo oo si fican isugu shubayo. Jawaabta: Riyada barafuunka waa riyo fiican, qofka haduu arko asoo isku buufinayo barafuun wuxuu helaa sumcad fiican iyo magac aad looga dambeeyo, siiba […]
Riyada sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa

Riyada sodohda iyo quruxda ninka iyo walaakiisa Su’aasha: Asc bahda daruuro wll waxan dhowr habeen ku riyooday sodah day oo nasoo booqatay oo nala joogata waligayna ma arkin meel naga fog dagantahay markaa habeenkii igu danbaysay waxan ku riyooday iyadoo nala joogta iyoda iyo wiilkeeda guriga hortiisa fadhiyaan anina aan guriga waa kal soo baxaya […]
