Riyada qabriga aabbe annagoo tagayno

Riyada qabriga aabbe annagoo tagayno

Riyada qabriga aabbe annagoo tagayno Riyada: Walalkay iga yar ayaa ku riyooday anaga oo dhan oo qabriga aabo tagnay gabar walashay ah ayaa noogu horaysay oo aragtay yacni waxa naloo tusinayay mid mid aanku fahansiiye abahay dhaqtarka marka uu kujiray ayaa hal hal qof uugu galaynay dhamanten qolka uu jiifay markaa riyadu waxay la mid […]

Riyada anigoo qabri kudhexjiro oo janada la itusayo

Riyada anigoo qabri kudhexjiro oo janada la itusayo

Riyada anigoo qabri kudhexjiro oo janada la itusayo Riyada: Waxan ku riyooday anigoo qabri kudhex jiro oo janadii meel la iga tusayo waan faraxsanaa waxaana lahaa meeshan quruxda badan ayaan jooga halka dad kalena la cadaabayo maxay noqon kartaa Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof Alle ka baqayo oo diinta ku dhaqmi doono. Waxaa […]

Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo

Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo

Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo Riyada: Waxan ku riyooday abahey o mar hore dhimtay oo nool sarir ku fadhiyo wan kor imi hadana wa sii socde anigo oynaayo melban fadhiste dad mesha fadhiyen baa dhecen mexe la oynesa gbadha mrks dadki baa dhahayo abaheed baa dhintay sas […]

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo

Fasirka riyada  abahay oo geeriyoday  oo xabashisa aan dul joogo

Fasirka riyada abahay oo geeriyoday oo xabashisa aan dul joogo Su’aasha: Walal  fasirka riyada  abahay oo geeriyoday  oo xabashisa aan dul joogo  ayaanku riyooday Abahayna  wakhti hore ayuu geriyooday Alle ha uu naxariste Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad u xiistay aabahaaga isagana inuu kaaga baahan yahay duco, marka ha illaawin inaad u duceyso mar kaste aad salaad […]

Riyada qabuuraha mudo 7 sano igu soo noqnoqonayso

Riyada qabuuraha mudo 7 sano igu soo noqnoqonayso

Su’aasha: Asc sh waxa kuriyoodaa mudo 7 sano laga joogo ilaa caawa u dambeesay qabuuro waxee kuyaalaan gabol aan yareenteyda kusoo koray Riyada qabuuraha aad iigu soonoq noqotaa ifasir wll   Jawaabta: Riyada qabuuraha dadka markay arkaan way ka baqaan waxay u malaynayaan dhimasho kaliya inay astaan u yihiin, laakin kutubta fasirta riyada waxay isku […]

Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay

Gabar ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay iyo qubuuraha la furay

Su’aasha: Asc Gabar baa waxay ku riyootay ayeeydeed oo dhimatay Wajigeeda aan Si fiican loo arkeynin qabuurihii dhan ayaa loo kala furay qof Waliba oo qabriga ku jiro way arkeysaa naag waxaa la tusiyey oo Luga waa Wayn oo qurux badan wajiga ka gubatay waxaa la leeyahay qofkan daawada la isku cadeeyo ayuu marsan jiray […]

Riyada duugida qof nool maxay tahay

Riyada duugida qof nool maxay tahay

Su’aasha: Asc walaal aad baan kuu salamay waxan rabaa inad riyadan ii fasirto gabar walaasheey ah baa ku riyootay iyada iyo walaalked oo hooyo soo duugaya micnaha qabri u wadan iyada oo nool hooyadana ay raali ka tahay iyagana ay wax caadi ah la tahay gabadha hooyadeed ayey duco waydiisaneey oo ku leedahay hooyo Janno […]