Astaamaha dumarka uurka degdega ku qaado iyo caafimaadka dhalmada naagta

Dumar waxaa jiro dhaqsi uur ku qaado, qaar waxay uur ku qaadaan toddobada, qaar hal bil gudaheeda. Qaarna way soo daahaan, qaar waxay qaadaan sanad kaddib. qaar labo sano kaddib. qaar ilaa shan sano ayay gaaraan. Waliba waxay usii baahanayaan daawooyin in la siiyo oo ka caawinaya uurka. Kuwaas ilmahooda aad ayay isugu xigxigaan. Kuwo […]
Gabadh Walba oo bikro ah galmada ugu horeysa ma cabsi iyo xanuun bay dareenta

Gabadh Walba oo bikro ah galmada ugu horeysa ma cabsi iyo xanuun bay dareenta Su’aasha: A S C, gabadh walba oo bikro ah markay galmada ugu horeya samaynayso ma cabsi, xanuun iyo xishood unbay dareemaysa mise waxaa jira gabdho waxba dareemino kaliya raaxo ka hela mida kale gabadha bikrada ah iyo gabadhaan bikrada ahayn muuqaal […]
Habeenka arooska iyo raaxada gabadha

Habeenka arooska iyo raaxada gabadha Su’aasha: gabadha bigrada ah maxay uga baqaysaa habeenka arooska ama habeenka aqalgalka raaxada ninkeeda, gabdhaha oo dhan waa sidaas taas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Run ahaantii dhaqanka soomaalida habeenka aqalgalka wuxuu u arkaa habeen dagaal culus dhex maraya wiilka arooska iyo gabadha aroosadda. Waxay aamainsan yihiin dadka soomaaliyeed ninka […]
Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara

Anoo aroos ah ayaa geedka iga damaya maxaa keeni kara Su’aasha: Asc walal dhib ba i haysta waxan ahay nin dhalinyar ah oo goor dhow guursaday bil kaliyan qabaa gabadha todobadka kowaad galmadayda ok ba ahayd 2 ilaa 3 jeer ayan samaynayay labo isbuuc kadib xaaskayga waxay aaday reerkooda waxay lasoo joogtay maalmo markay soo […]
Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno Su’aasha: Asc dr gabadh ayaan qabaa mudo 12 cisho ah, waxaan ku jirnaa bishii malabka, wali kali leylatul dukhli ayaanu sameyney oo kaliya, dhakhtar dhubta jirtaa waxey tahay marka aanu ijmaac sameyno ee wada galiyo dhiig ayaa ka imanaya xubinteeda taranka, waxaan ku heshiiney inaan inyar galiyo, hadana […]
Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno

Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno Su’aasha: scw waxan qabaa su’aal ah naagta hadii habeenka aqalgalka dhiig ka imaanin ma suurtagal ba mise way dhici kartaa naagta inaan dhig ka imaanin waqtiga bigrajinta. Jawaabta: Run ahaantii bikaarada ayaa kala duwan sababo badan ayaa keeni kara naagta inuu dhiig ka imaan waayo […]
Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga Su’aasha: A S C, marka hore wan idin salaamay darur.com kadib maanta wxn hayista dhawur su’aal o kusaabsan gabdhaha fircooniga 1, gabadh walbo loo guday fircooniga marka la guursado habeenka ugu horeya ninka marku geedkisa ku riixo siilka la tolay galiyo qasab gabadha ma inu dhiig ka yimaada? 2, […]
