Qofkii ku riyoodo asoo barafuun isku buufinayo

Su’aasha: scw maamulka webka daruur wad mahasan tihin marka hor waxan rabaa in la ii fasiro riyada dhalada barafuunka aad u caraf badan asoo qofka isku buufinayo oo si fican isugu shubayo. Jawaabta: Riyada barafuunka waa riyo fiican, qofka haduu arko asoo isku buufinayo barafuun wuxuu helaa sumcad fiican iyo magac aad looga dambeeyo, siiba […]
Waxaan ku riyooday anoo cadar hadiyad layku keenay

Su’aasha: asc waxan ahay dhakhtar hada ma shaqeeyo xaas malihi shalay aroortii ayaa anoo hurda wiil sxbo nahay isoo wacay kaman qaban waanse arkay kabacdi waxan ku riyooday isagoon ka qabtay phonkii oo igule waxan ku sheegayay hadiyad laguusoo diray ee bal eeg kadib ayaan arkay anoo la ii keenay cadar fara badan oo hadiyada […]
