17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya

Dildilaaca ibta naaska maxaa lagu daaweeyaa

17 jir ayan ahay ibta naaska ayaa i dildilaacday talo isiya Su’aasha: scw waxan ahay gabar da’deda tahay 17 sano waxan isku arky dildilac ibta nasaha arintas maxay tahay dawo mjirta? Jawaabta: Arrinta ku haysata waxaa la dhahaa dildilaaca ibta naasaaha ingiriiska waxaa loo yaqaanaa Nipple crack carabigana waxaa la dhahaa  تشقق الحلمتين  inta badan […]

Gabar 24 jir ayaan ahay naaskay biya ayaa ka yimada marka caado aan qabo

Gabar 24 jir ayaan ahay naaskay biya ayaa ka yimada marka caado aan qabo

Su’aasha: waxaan ahay gabar 24 jir ah aan nin iama qabo maalmo kahor waxaan isku arkay iyadoo dhiiga caadada ii joogo naaska bidix oo biyo khafiif ka ka imanaya maxay noqon kartaa arintaas cudur miyaa waxa xanuun ah ma jiro. Jawaabta: Sababo badan ayaa keeni kara naaska in dhacaan biyaha oo kale ka yimaado waxaa […]

Jajabinta buruqda naasaha

Jajabinta buruqda naasaha

Jajabinta buruqda naasaha Su’aasha: Asc walalayal wan idin salamay waxan jecleystay inan idinla wadago arin iga yaabisay gabar aan sxbo iyo qarabo nahay ayaa guursatay nin somali nin ka buruqda naasaha ku jirto ayuu ka jajabiyey si xoog oo xanun ayuu u adeegsaday canka cada gacan ayuu ku taagsadaa naasaha ilaa ay xanuun la qeyliso […]