Su’aasha: walal waxaan kuriyooday anigoo meel kadaahsan oo aan surwaalkeega wenayo hooyo ayaan isku dagaalena surwaalkas kadib waxyar kadibna waa helaa surwaalka aan radinayy fasirkeda idinka suga Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin inaad ka daahi doonto oo muhim kuu ah, inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.
