Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Alle asoo keli ah qaab wadar muxuu u ugu hadlaa

Su’aasha: Asc bahda daruur waan idiin salaamey Salaan kadib walaalayaal waxaan rabaa inaan idiin weydiiyo suaal maalmahn oo dhan i wareerisey marka aan tafsiirka qur,aanka dhageysanayo waxaan is weydiiya suaal ah انا أنزلنا ilaahey marka uu leeyhy waan so dejiney micnha jamacaas ayaa maskaxdeyda wareeriyey marka wll ii faahfaahi waad mahadsantihiin Jawaabta: Luqadda carabiga iyo […]

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Qali Sual Ayaan Qabaa Suaashas Waxa Weyaan Dumarnimo Maku Faani Karaa OO Hadan Ku faano Ma danbi Baa Tankale Mala Dhihi Karaa feminist Aya Ku Hoos Duugan ISO jawaab As Soon as possible Shukran🙏🏽 Jawaabta: Dumarnimo inaad ku faanto haddii aad ka […]

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa Su’aasha: Akhii fillaah su aashaydu waxa weeyaan qofku hadii uu cuntooyinka qaar aanu cunin oo uu dhaho majcecli ama dookhayga maaha oo hadii guriga lagu sameeyo cuntooyinkaas aanu cunin amaba uu banaanka cunto ka doonto arrintaasi kibir miyay noqonaysaa? Jawaabta: Qofka cuntadii xalaal ah wuu cuni karaa […]

Islaamka islaweynida meesha uu geeyay

Islaamka islaweynida meesha uu geeyay

Islaamka islaweynida meesha uu geeyay Islaweynida waa maxay iyo kibirka, islweynida waa xaqqa in la dafiro dadkana la yaso , nusuus badan ayaa kusoo aroortay , halkan yaad ka arkaysaa qaar ka mid ah nusuustaas, Islaweynida waa wax aad u xun Alle wuxuu kitaabkiisa kariimka ah ku yiri: {سَأَصْرِفُ عَنْ آيَاتِيَ الَّذِينَ يَتَكَبَّرُونَ فِي الأَرْضِ […]