Naagta ninkeeda inay u adeegto diinta maxay ka qabtaa

Naagta ninkeeda inay u adeegto diinta maxay ka qabtaa Su’aasha: scw walaalayaal maalmahan waxaa soo batay dadka ka hadlo waajibaadka naagta ee guriga dad badan waxay leeyihin naagta waajib kuma aha inay ninkeeda u adeegto kaliya xaqa uu ku leeyahay waa waajibka sariirta waxan rabi laha inaad jawaab faahfaahsan naga soo sisan diinta waxa ay […]
Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka

Akhlaaqda Gabadha Muslimada Ah Iyo Xishoodka Su’aasha: As a Asalamu Aleikum Wllo qali Waxan Raba in aad iga caawiso Mowduuc ka hadlaya Akhlaaqda Gabadha Iyo Xishoodka Nususaha iyo Axaadiith ta kuso Aroortey iyo Xikmadahooda Taas iga caawi fadlan Adigo mhdsn Tankale Page kan wax badan ban kafaideystey Ilahay SWT Haka Awal Mariyo Aduun iyo Akhiriba […]
Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Qali Sual Ayaan Qabaa Suaashas Waxa Weyaan Dumarnimo Maku Faani Karaa OO Hadan Ku faano Ma danbi Baa Tankale Mala Dhihi Karaa feminist Aya Ku Hoos Duugan ISO jawaab As Soon as possible Shukran🙏🏽 Jawaabta: Dumarnimo inaad ku faanto haddii aad ka […]
Haddii aabahayga arrin aan ka diido caasinimo miyaa

Su’aasha: Asc Daruur, waxan ahay nin dimuqraadiyadda neceb kana soo horjeeda una arka inay tahay nidaam islaamka ka fog oo ree galbeeed, waligay doorasho (vote) man codaynin inaan codeeyaana iima qorshaysna insha allah,, wakhti aan fogayn ayaa nin beeshayada kasoo jeedaa uu doorasho iskusoo Sharraxay, dadkii ayuu qarash gareeyay wuxuna kacodsaday inay u codeeyaan lkn […]
Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka

Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka Qoyska ama reerka ama familka ama caa’ilada ama usrada waxaad dhahdaba diinta islaamka meel weyn ayay geysay waxay tilmaantay wanaagga qoyska inuu saameeyo wanaagga bulshada, haddii qoyska uu tooso bulshadana way toosaysaa, qoyskana wuxuu kasoo bilowdaa nin iyo naag nolol wadaagay oo ubad dhalay, marka waxaa muhimsan in […]
Xanta qofka maqan iyo kan jooga maxaa xan la dhihi karaa

Su’aasha: Waxaan maqlay xantu inay tahay walaalka Oo aad ku sheegtid wax usan raali ka aheyn marka waxa Jira waxyaalo badan Oo aan Raba inay xanyihiin iyo inkale tuusale Hadaan qof maskiin ah macnaha aan hadal badneyn marka adiga wad amuusantahay ama miskin Aya tahay ama aan dhaha Kan waxbo mayaaqano wax makala oga wadamin […]
Gabadh u nin guursanayo inay gabadhu fiican tahay muxu ku garan kara

Su’aasha: A S C, Marka hore wan idin salaamay bah’da daruur kadib su’aashan qabo waxa weeyan, Nin gabadhu rabo inu guursado marka gabadhaas inay ahayd gabadh sharafteda ilaashan jirtay o rag badan xidhadh ayina lasoo sameen muxu ku garan karaa, waayo gabadh walba iyo wiil kasti guurka horti madamay wanaag iyo fiicni aysan lahayin iska […]
