Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa
Su’aasha:
Asalamu Aleikum Walal Qali Sual Ayaan Qabaa Suaashas Waxa Weyaan Dumarnimo Maku Faani Karaa OO Hadan Ku faano Ma danbi Baa Tankale Mala Dhihi Karaa feminist Aya Ku Hoos Duugan ISO jawaab As Soon as possible Shukran🙏🏽

Jawaabta:
Dumarnimo inaad ku faanto haddii aad ka waddo mahadda aad ku mahdinayso Allaha kaa dhigay dumar nimcadaas oo ah nimco weyn taas wax dhib ma laha, laakin haddaad ka waddo naag iyo nin baa isku si ah dhan walba ama naagaha kale ayaan ka sarreeyaa, taas waxay soo galaysaa faanka kuu keeni kara kibirka, taasna diinta ma oggola, rasuulka (SCW) wuxuu yiri:
(إنَّ الله أوحى إليَّ أن تواضعوا حتى لا يفخر أحدٌ على أحد، ولا يبغي أحدٌ على أحدٍ )
(Ilaahay wuxuu ii waxyooday inaad isu tawaaducdaan ilaa uusan u faanin qof qof kale sidoo kale uusan ugu xadgudbin qof qof kale).
Ururka feminist waa wax kale oo diinta toos ugu soo horjeeda, naagaha ka tirsan shaydaan baa u akhriyay nolol qaldan oo xun, waa naago la duufsaday oo masaakiin ah oo caqli ahaan xataa u liitaa.
Gabadha aan dhiig ka imaanin habeenka aqalgalka maxaa u keeno
Being proud of your femininity is fine if you are grateful to God for making you a woman, which is a great blessing.
However, if you are proud of the fact that women and men are equal in every way or that you are superior to other women,
that leads to pride that can lead to arrogance, and religion does not allow that.
The feminist movement is something else that is directly opposed to religion. The women who belong to it are led by Satan to a wrong and evil life. They are women who have been deceived, poor, and even intellectually weak.
