Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah

Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah

Hadalka hurdada dhexdeeda maxaa keeno maxaana daawo u ah Su’aasha: Walaal markaan hurdayo waxaa la idhahay waxaad soo bixisaa cod oo ah mmmm.. mmmm… yacnii uusan kaarida , khuurida kaasi maahin , mararka qaarna waan isla sheekeystaa wll maxaa waaye waxaasi maxaase sameeyaa si aan u joojiyo ? Mahadsanid Jawaabta: Qofka inuu dhawaaq ama hadal […]

Hurdada oo dhib igu ah maxaa lagu daaweyn karaa

Hurdada oo dhib igu ah maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: Asc dr wll aniga habeenkii hurdada ayaa dhib igu ah mana seexan karo igama soo dhacdo sariirta waan saaranahay lkn ma seexan kari illaa dhib iyo silic badan maahee walaal maxaan sameeyaa ? Jawaabta: Hurda la’aanta sababo badan ayaa keena waxaa ugu badan fikirka joogtada ah iyo mashquulka maskaxda, waxaad isku daydaa inaad iska […]

Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa

Hurdada habeenkii maxaa lagu yareeyaa

Su’aasha: Asc bahda daruur.com aad ayaad ugu mahadsan tihiin Adeega bulshada gaar ahaan xaga caafimaad ka oo aad dusha urida teen waanad kumahadsan tihiin Alle haydin ka abaal mariyo Adeega caafimaadka ee aad haysaan haday noqoto talo tusaale iyo wax walba oo caafimaadka laxidhiidha thnkz) su aa shayda Dr habeen kii waxaan isku Arkay hur […]

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta

Oohinta hurdada dhexdeeda ma jirro baa keenta Su’aasha: Dr waan kusalamay ASC, suwiixi maarkan sokacay xaskey waaxey igu tiiri xalay waat oheysay maa riyohesay, anigana riyo ann kujiray laakin maqano waaxan laa ohaaya ama riyada oo ahaay . marka hadad waax iga fasiri kartiit kheir Allah kusiyo sheikhow waad mahadsan tahaay. Jawaabta: Hurdada in lagu […]

Kacsiga Hurdo la’aan miyuu leeyahay?

Kacsiga Hurdo la'aan miyuu leeyahay?

Su’aasha: Waxaan isku arkay hadaan kacsado hurdada igu adkaata habeenkii dhan waan soo jeeda saasey tahayna nin doob baan ahay ilaa aan ka siigeysto hurdo iga soo dhici meyso markaan tuurto baan xoogaa nafis iyo hurdo helaa sow lama orankaro siigadu waxay caafimaad u tahay iskaabulada. Jawaabta: Ninka marka uu kacsado hurdada way ku adkaanaysaa […]

Hurdada badan ma cudur bay tilmaantaa

Hurdada badan ma cudur bay tilmaantaa

Su’aasha: asc dhamaan walaLaha daruur salan kadib hurdada badan cudur makentaa inaad iska jiifto ama aad rabto inad sexato kaliya saladaha uso kacdo hadana aad kulabato maxa kenayo hurdadaas faraha badan cudur makenta ama malagu tilmaami karaa. Jawaabta: Hurdada badan sabao badan ayaa keeni kara, sida cunto badan oo kale qofka markuu cuno, raashinka qaar […]

Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo

Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo

Su’aasha: Sheikhow wan qarwaa habeenkii oo waan hadlaa ismana ogi balse dadka i ag jiifa iisheega marka maxaa qarawga keena? Sidee oga hortagi karaa? Jawaabta: Qarawga ama hurdada in lagu dhex hadlo sababo badan ayaa keeni kara waxaa ka mid ah: qofka hurdada inay ku yar tahay ama maalintii inuu si xun u daalay ama […]