Riyada helida dharka badan

Riyada helida dharka badan

Riyada helida dharka badan Riyada: Asc sheikh waxa iifasirtaa riyada waxan helay na aniga iyo dad ila socda dhar badan oo ubadan cambuuro aniga dhar badan baan qaatay oo camburo ah qar baa iga daatay Wana so qabsaday inta noqdey isoo fasir number 2 waxan kalo riyo ku arkay guri qofan aqaan ano tagay sariir […]

Riyada toobka cusub walaashay iga qaadanayso

Riyada toobka cusub walaashay iga qaadanayso

Riyada toobka cusub walaashay iga qaadanayso Riyada: asc waxaan ku riyooday walaasahay iga yar oo qolka soo gashay iyadoo xidhan toob cusub oo iga gaabtay midabkiisana waa akhtar khafiif ah waxaan ku leeyahay ala oo adigana wax yar uu kaa gaaban yahay Fasirka: Waxaa laga yaabaa riyada inay xiriir tilmaamayso, qof adiga aad xiriir la […]

Riyada naag aan deris nahay funaanad cusub i siinayso

Riyada naag aan deris nahay funaanad cusub i siinayso

Riyada naag aan deris nahay funaanad cusub i siinayso Riyada: Waxaa ku riyooday naag aan daris nahay oo isiiineyso fanaanad cusub oo ah kuwa qabowga laga gashado ,anigana dhahayo waa u baahna oo masaajidka ayaba salaada subax ku Aadi laha . Maxay noqon karta riyadas?   Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa gabar bikro aad guursan doonto […]

Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso

Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso

Riyada dharka cusub naag deriska ii keenayso Riyada: Asc shiiq wa ku salamay waxa ku riyoooday islaaan daris nahay oo isiineyso fanaanadaha dhaxanta la gashto ane dhaha wa raba oo salaada subax ku tukan heyna mrka soo aada, Wana fanaaanad qurxoon oo jcleysty mxay noqon krta isoo fasir? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa naag fiican inaad […]

Riyada dhardhaqa aniga iyo gabar saaxiibtayda ah

Riyada dhardhaqa aniga iyo gabar saaxiibtayda ah

Riyada dhardhaqa aniga iyo gabar saaxiibtayda ah Riyada: Asc waxaan ku riyooday aniga iyo gabar aan waa isku waxbarasho ahayn oo meel baraaga dhar ku dhaqayna oo xoodo aan ku warwarayno marka saaxiibtay waxay haysatay tusbax waxayna akhrinaysay saliga nabiga aniga afka uun ayaan adkaar iyo saliga nabiga ka akhrinaayay. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa dahaaro […]

Riyada Gadashada Daah cusub

Riyada Gadashada Daah cusub

Riyada Gadashada Daah cusub Riyada: Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday Daah duqobay oo Jexemayo iyo anigoo iibsanaayo Daah cusub Fasirka: Gudoomiye riyada waxay tilmaamaysaa inaad guursan doonto ama xiriir cusub aad gabar la gali doonto, daaha waxaa kaloo lagu fasiraa nolol fiican iyo arsaaq, guud ahaan riyada waxay la xiriirtaa nolosha kugu saabsan xagga guur […]

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay

Riyada nin cunugiisa ka tagay oo markuu weynaaday usoo laabtay Riyada: wll waxaa jiro nin habaryartayda qabijiray wiil ayee udhashay way umulraacday markay dhalaysay ninkeda ayaa lajogay dagaal ayaana kadhaxeyay intay uurka laheed inay iska furto aye rabtay lkn ayeeyo ayaa udiiday dadka dhan waxay dhahaan ninkan ayaa sawab uahaa dhimashadeda maxaa yelay asiga ayaa […]