Sawirada talawareejinta Farmaajo iyo Xasan Sheekh

Dalka soomaaliya waxaa ka dhacday doorasho 15-ka bishan aan ku jirno waxaa ku guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ku khasaaray Farmaajo. Sida muuqatay Farmaajo wuxuu isku dayay inuu dalka haysto doorasho la’aan, laakin way u suurtagali waysay, sidoo kale Farmaajo afarta sano uu talada hayay ballamada uu shacabka ka qaaday wuu kasoo bixi waayay, wuxuuna […]
Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay

Farmaajo doorashada 2022 muxuu ugu guulaysan waayay Siyaasadda Soomaaliyeed ma sahlana waa dal cadow badan leh waxaa ugu daran cadow wadani iska dhigaya in laguu adeegsado. Wax kaste way qoran yihiin xukunkana Ilaahay baa bixiyo, wuxuu yiri Alle: (قُلِ اللَّهُمَّ مَالِكَ الْمُلْكِ تُؤْتِي الْمُلْكَ مَن تَشَاءُ وَتَنزِعُ الْمُلْكَ مِمَّن تَشَاءُ وَتُعِزُّ مَن تَشَاءُ وَتُذِلُّ مَن […]
Sababaha keenaya Farmaajo inuu doorashada 2022 ku guuleysto

Siyaasadda dunida waxay ku dhisan tahay maslaxad iyo fikir diini qarsoon, dowladaha reer galbeedka oo gumeystay dalal badan waxay ku dhisan yihiin fikir diini oo ah in lala dagaallamo diinta islaamka iyo in la faafiyo wax kaste diinta islaamka kasoo horjeeda, waxayna sheegtaan inay yihiin calmaaniyiin oo aan diin shaqo ku lahayn, laakin markaad eegto […]
Farmaajo hadii markale dib loo doorto waxa dhacaya eeg

Su’aasha: Madaxweynaha Qaranka mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo shacabka Soomaaliyeed waxay si guud ula socdaan Hormarada uu dalka gaarsiiyey waa madaxweynaha kaliya ee shisheeye aan amar ka qaadan ee mucaaradka qaran dumiska siyaasad kaga adkaaday sxb sow laysma dhihi karo farmaajo Qarankaan qofaan isaga ahayn ma hogaamin karo maadaama adiguba aad aragtay guulaha is daba jooga […]
Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 yaa mas’uul ka ah

Dagaal sokeeye hadduu dhaco 2021 siduu u dhacay 1991-kii yaa sabab u ah? Sida muuqata Soomaali waxay qarka u saaran tahay dagaal sokeeye inuu ka dillaaco, taasna waxaa keentay muddada uu Farmaajo ku darsaday oo ah labo sano. Taas waxay soo xusuusinaysaa xukun jacaylka madaxweynihii afgambiga ku qabsaday dalka Maxamad Siyaad Barre. Tolow taariikhda mar […]
Sawiro qalinjabin 2019 Somalia

Sawiro qalinjabin 2019 Somalia Sawiro wiilal iyo gabdho soomaaliyeed oo ka qalinjabiyay jaamacadaha dalka. Soomaalida waayahan aad ayay ugu soo bateen jaamacadaha inay wax ka bartaan. wiilal iyo gabdho badan ayaa ka baxaya dhamaan jaamacadaha soomaaliyeed. waagii hore sidaas ma ahayn xataa markii ay jirtay dowladda Siyaad Barre. marka waxaa la rabaa in lagu dadaalo […]
Kursiga xukunka Soomaalida yaa u maceeyay

Kursiga xukunka ay soomaali isku haystaan, taariikhdiisa madow wax ka ogow qof kasta soomaaliah maxaa jeclaysiiyay xukun? Qof marka uu noqonayo madaxweyne macnaheeda ma aha, isaga ayaa dadka ka fiican, ama ka sharaf badan, taas waxay ka dhigan tahay inuu yahay qof amaano qaaday oo la rabo inuu u adeego dadka ama shacabka. laakin annaga […]
