Skip to content
Home
Talo weydii
Online Dictionaries
All Free AI tools websites
Contact us
Arabic
Riyada surwaalkeyga oo lumay hadana aan helay
Su’aasha:
walal waxaan kuriyooday anigoo meel kadaahsan oo aan surwaalkeega wenayo hooyo ayaan isku dagaalena surwaalkas kadib waxyar kadibna waa helaa surwaalka aan radinayy fasirkeda idinka suga
Riyada surwaalkeyga oo lumay hadana aan helay
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrin inaad ka daahi doonto oo muhim kuu ah, inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.
Tagged
Riyada Dharka
,
Riyada Dooda
,
Riyada Hooyada
,
Riyada Lumitaanka
Leave a Reply
Cancel reply
You must be
logged in
to post a comment.