Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta

Waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta Riyada: Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo joogo meel lagu ciyaarsiiyo caruurta ayaan waxaan arkay walaashay kala hooyo aanu nahay waan ka dhuuntay hadan mid kale ayaan arkay waan salaamay waxay igu tidhi waxaynu leenahay shir ee u wada yeedh hablaheeni anagoo dhan ayaa soo wada […]
Riyada warqada dhaxalka hooyaday

Riyada warqada dhaxalka hooyaday Riyada: Waxan ku riyooday hooyadey oo Dhulka fadhida meelaha fiirfiirineyso marka la dhahay maxa kugu dhacay waxay dhaheysa warqadan haddey dhunto ama lunto wa dhibato wa warqada dhaxalkeyga iyada ayaa iga maqan haddan wayana ilmaheyga ayaa baahi dileysa warqadana dhaxalka 10 boos melahas baa ku xusan iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada […]
Riyada ilmo lumay iyo shinbir cad

Riyada ilmo lumay iyo shinbir cad Riyada: Asc sheekh waxaan ku riyooday aniga wiil yar aan dhalay waayay oon doonayo markaas ayaa shinbir cad hortayda ka kacay isaga oo duulaya Ana waan daba orday shinbirkii anoo moodaya wiilkii aan waayay inuu yahay kadib shinbirkii wuxuu galay baraag biyo ka buuxaan markaas ayaan ogaaday wuxu inuu […]
Riyada guriga laga lumayo iyo walaasha farjiga farta kaaga bigrajabinayso

Riyada guriga laga lumayo iyo walaasha farjiga farta kaaga bigrajabinayso Riyada: Asc Sheekh wxaan ku riyoodey riyooyin badan oo Cabsi leh ilaa 3 riyo ayaan kula wadaagayaa sheekh 1. Waxaan ku riyoodaa anigoo gurigayaga garan waaya markaan suuqa u baxo ee is dhaho kusoo noqo 2. Waxaan ku riyoodey wax culus oo dusha iga saaran […]
Riyada surwaalkeyga oo lumay hadana aan helay

Su’aasha: walal waxaan kuriyooday anigoo meel kadaahsan oo aan surwaalkeega wenayo hooyo ayaan isku dagaalena surwaalkas kadib waxyar kadibna waa helaa surwaalka aan radinayy fasirkeda idinka suga Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa arrin inaad ka daahi doonto oo muhim kuu ah, inshaa Allaah khayr Ilaahay haka dhigo.
Waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa

Su’aasha: Asc walaalayaal waxan ku riyoodaa anoo dad is raacno markiiba waan ka haraa wax waliba aan wato wey iga lumaan mar waliba wey igu soo noq noqota riyadaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad ku sugan tahay murug iyo walwal siiba waxaad ka fikiraysaa waxyaalo aan faa’ido kugu jirin, ama waxaad dareemaysaa kalinimo, waxaa […]
Riyada anoo la ileeyahay waxbaa dishay

Su’aasha: Asc sxb waaanku salaamayaa salaan bacdigeed mar dhexdaas oo bil ka soo wareegatay ayaan habeen ku riyooday anoo gaari saaran hadana gaarigii i dhaafiyey meeshii aan rabay maahe meel kale ka dibna intaan gaarigii ka degtay aan dhex galay xaafad aan aqoon markaasa waxaan isku dayey inaan weydiiyo dad culimo u ekaa oo meesha […]
