Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 2aad) Mawduuceenii hore waxaynu si guud u tilmaannay Dhibaatooyinka ay keenaan daawashada aflaamta galmadu sidoo kale waxaynu si gaar ah u tilmaannay saamaynta taban iyo waxyeellada ay aflaamtani gaadhsiiyaan qalbiga iyo ruuxda, sidoo kale inay keenaan welwel iyo murug aan dhammaanin oo si joogto ah usoo wajaha qofka […]
Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad)

Dhibaatooyinka laga dhaxlo daawashada aflaamta xunxun (qaybtii 1aad) Qoraalkani maaha midkii ugu horreeyay ee lagaga hadlo mawduucan balse waxaa jira qoraallo kale oo laga sameeyay kuna jira webkeenan daruur.com, ujeedada qoraalkayganina waa inaan sii xoojiyo maadaama mawduucani uu leeyahay ahmiyad wayn wakhtigan aynu kujirno oo dhallinyaro badani ku fitnoobeen aflaamta noocan ah. Akhristoow bal ila […]
Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya)

Macnaha xadiiska (qofkii saf xiriiriyo Alle ayaa xiriirinaya) Su’aasha: Walaal sidaan rajaynayo inaad ogtahay waxaa jira xadiith rasuulka lagasoo wariyay oo uu rasuulku kusheegay “qofkii saf xidhiidhiya allah ha xidhiidhiyo qofkii saf gooyana allah ha gooyo” xidhiidhintaa iyo goyntaas allah uu adoonka xidhiidhinayo ama goynayaa maxay noqon kartaa (fasirka) F:G. Xadiisku wuxu kusaabsanyahay safafka salaadda […]
Gabar soomaaliyeed oo dishay nin masaari kufsan rabay

Gabar ku nool dalka Masar gaar ahaan xaafadda 6 Oktoobar ayaa dishay nin daroowel ah oo gaari caasi kaxaynaya, ninkaas oo gabadha mindi ula soo baxay oo rabay inuu kufsado intay ka qaadday mindida ayay xabadka ka galisay isla markii ayuu meesha ku dhintay, markaas ayay carartay. Muddo kaddib waxay la timid qareen waxay is […]
Qof salaad aan tukanin soonkiisa ma ansaxaa

Qof salaad aan tukanin soonkiisa ma ansaxaa Su’aasha: Asc Daruur.com, mid kamid ah waxyaabaha aad layaabayso bisha ramadaan dhexdeeda ayaa ah inaad aragto dad sooman hadana aan salaadda tukanayn! Dadkaa soonkoodu ma ansaxayaa? Mideeda kale waxaa jira sifo ay soomaalidu ku tilmaamaan dadka noocaas ah waxaanay yidhaahdaan waa ” ey af xidhan” arrintaasi ma hadal […]
Canshuurta xoog la iga qadaya diinta maxey ka qabtaa?

Canshuurta xoog la iga qadaya diinta maxey ka qabtaa? Su’aasha: Asc sxb waxaan rabaa su’aal inaa ku weydiiyo waana ka waayey webka marka nio canshuurta ganacsatada laga qaado dowlada iyo tan ay qaado shabaab anigoo ku qancsaneen hadii la’iga qaado diinta maxey ka qabta tan dowlada waa ku qanacsanahay sabatoo ah dalka ama si kle […]
Qof dambi sameyn raba haddaan ugu kaalmeeyo

Qof dambi sameyn raba haddaan ugu kaalmeeyo Su’aasha: Asc Daruur.com, ugu horrayn ilaahaybaa mahadleh marlabaad webka oo habeen iyo maalinba utaagan inuu u adeego bulshada, wacyigooda iyo aqoontoodana kor uqaaada. Bacdeen su,aal ayaan qabaaa,, intaanan su aasha soo dhigin kahor warbixin yaroo gaaban aan ka horraysiiyo; waxan kunoolahay magaalo ay wada daganyihiin dad muslimiin ah […]
