Qorraxda miyaa wareegta mise dhulka

Qorraxda miyaa wareegta mise dhulka Su’aasha: Asc bahda daruur, een qur’aanka Kariimka waa Hadalkii Eebe ( cazza wajalla) wuxuuna inoo tilmaamay in ay qurraxda ay socoto, halka technology-yiinta sida NASA ay leeyihiin qorraxdu ma samayso movement lkn waxaa sameeya movement waa Dhulka ee qurraxdu hal meel ayey taagan tahay? Aniga waan aamini la ahay , […]
Dayaxa mala tagay mise waa been la habeeyay

Dayaxa mala tagay mise waa been la habeeyay Su’aasha: Wll dayaxa in lagaadhay ma runbaa? Diinteenna islaamka marka loo eego macquul ma noqonaysaa in dayaxa la gaaadho Jawaabta: Maraykanka waxay sheegteen 1969-kii inay tageen dayaxa, laakin sida dhabta ah waxay ahayd beentii ugu weynayd oo dadka laga dhaadhiciyay, iyadoo sidaas ay tahay ayaa dad badan […]
Calaamada wareegsan oo qorraxda lagu arkay magaalada Jigjiga

Dad badan waxay sheegeen inay ku arkeen magaalada Jigjiga qorraxda oo ku dhex jirto jeegaan zero ama wareeg hoos oo kale ah, dadka qaar waxay dhaheen qorraxda ayaa soo dhowaatay waana calaamad ka mid ah calaamadaha qiyaamaha. Laakin run ahaantii arrintaas waa arrin jirto waxaana loo yaqaanaa هالة الشمس (Solar Halo) waxaana keenaya daruuro badan […]
Maxay ka samaysan yihiin 7da samo iyo magacyadooda

Maxay ka samaysan yihiin 7da samo iyo magacyadooda Su’aasha: Asc dr waxan kuwaydiyay samoyinka 7da aha waxay kasamaysanyihin ìyo magacyadoda mahadsanid Jawaabta: Samadaha iyo waxa ay ka samaysan yihiin xadiiska kusoo arooray waa xadiis aan saxiix ahayn, sidoo kale magacyada oo kusoo arooray xadiis mid kaste inay magac leedahay. Marka Ilaahay wuxuu noo sheegay inay […]
Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka Sida la og yahay qorrax madoobaadka wuxuu ka mid yahay aayadaha Alle usoo diro addoomihiisa si ay digniin u qaataan, wuuna ku cabsigaliyaa, sida xadiiska saxiixa ah kusoo aroortay. Qofka msulinka waxaa laga rabaa marka uu arko arrintaas inuu Ilaahay u laabto oo uu towbad keeno sidoo kale waa inuu […]
