Sawirada talawareejinta Farmaajo iyo Xasan Sheekh

Dalka soomaaliya waxaa ka dhacday doorasho 15-ka bishan aan ku jirno waxaa ku guulaystay Xasan Sheekh Maxamuud waxaana ku khasaaray Farmaajo. Sida muuqatay Farmaajo wuxuu isku dayay inuu dalka haysto doorasho la’aan, laakin way u suurtagali waysay, sidoo kale Farmaajo afarta sano uu talada hayay ballamada uu shacabka ka qaaday wuu kasoo bixi waayay, wuxuuna […]
