Qorraxda miyaa wareegta mise dhulka

Qorraxda miyaa wareegta mise dhulka Su’aasha: Asc bahda daruur, een qur’aanka Kariimka waa Hadalkii Eebe ( cazza wajalla) wuxuuna inoo tilmaamay in ay qurraxda ay socoto, halka technology-yiinta sida NASA ay leeyihiin qorraxdu ma samayso movement lkn waxaa sameeya movement waa Dhulka ee qurraxdu hal meel ayey taagan tahay? Aniga waan aamini la ahay , […]
Dayaxa mala tagay mise waa been la habeeyay

Dayaxa mala tagay mise waa been la habeeyay Su’aasha: Wll dayaxa in lagaadhay ma runbaa? Diinteenna islaamka marka loo eego macquul ma noqonaysaa in dayaxa la gaaadho Jawaabta: Maraykanka waxay sheegteen 1969-kii inay tageen dayaxa, laakin sida dhabta ah waxay ahayd beentii ugu weynayd oo dadka laga dhaadhiciyay, iyadoo sidaas ay tahay ayaa dad badan […]
Maxay ka samaysan yihiin 7da samo iyo magacyadooda

Maxay ka samaysan yihiin 7da samo iyo magacyadooda Su’aasha: Asc dr waxan kuwaydiyay samoyinka 7da aha waxay kasamaysanyihin ìyo magacyadoda mahadsanid Jawaabta: Samadaha iyo waxa ay ka samaysan yihiin xadiiska kusoo arooray waa xadiis aan saxiix ahayn, sidoo kale magacyada oo kusoo arooray xadiis mid kaste inay magac leedahay. Marka Ilaahay wuxuu noo sheegay inay […]
Waa maxay xidiga dhaariq الطارق

Waa maxay xidiga dhaariq الطارق Su’aasha: Asc dr wan kusalamay waxan raba ina wax iga shegto xidiga quranka lagushegay wuxu yahay iyo samada u kuyalo magacisana wa الطارق Jawaabta: Wuxuu kusoo arooray xidiga Daariq quraanka kariimka Allana wuu ku dhaartay wuxuu yiri: (وَالسَّمَاءِ وَالطَّارِقِ * وَمَا أَدْرَاكَ مَا الطَّارِقُ * النَّجْمُ الثَّاقِبُ) […]
Waa maxay quasar ama iftiin cireedka

Su’aasha: Asc dr waxan raba ina kuwaydiyo wamaxay iftin cireedka loyaqan quasar mahadsanid. Jawaabta: Iftiin cireedka loo yaqaano afka ingiriiska “Quasar” carabigana la dhaho “النجم الزائف” ama “شبيه النجم ” waa goob kulul bukhaar ah waxay ku harertaa waxa loo yaqaano duleelka madow carabiga “الثقب الأسود” ingiriiskana waxaa la dhahaa “Black hole “, faahfaahinta laga […]
Meerayaasha Diinta ma sheegtay

Su’aasha: Asc waxaan shaki ku jirin in meerayaal jiraan walibana qaarkood la tagay hadaba Diinta maxay ka qabtaa in dhowr xidigis ama meere ay jiraan Mase lagu Sheegay Waxba kama qabo hadii Sayniska waan been aad ileedahay lkn inta aan baaray Qur,aanka iyo Diinta kuma hayo in xidigo dhulkeena lamid ah jiraan. Jawaabta: Meerayaasha waa […]
Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray

Aayadaha iyo axaadiista iyo gabayada qiimaha waqtiga kusoo arooray Waqtiga wuxuu ka qaalisan yahay dahabka iyo dhaymanka, waqtiga waa nolosha, qofkii waqtigiisa iska lumiyo cimrigiisa ayuu ku khasaariyay. Qofka fiirfiirya quraanka kariimka wuxuu ogaanaa inuu waqtiga aad ugu dadaalay, afar suuradood oo ka mid ah suuradaha quraanka kariimka waxaa loo bixiyay magacyada waqtiyada qaar, waa […]
