Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa

Dumarnimo ma lagu faani karaa taas feminist miyay noqonaysaa Su’aasha: Asalamu Aleikum Walal Qali Sual Ayaan Qabaa Suaashas Waxa Weyaan Dumarnimo Maku Faani Karaa OO Hadan Ku faano Ma danbi Baa Tankale Mala Dhihi Karaa feminist Aya Ku Hoos Duugan ISO jawaab As Soon as possible Shukran๐Ÿ™๐Ÿฝ Jawaabta: Dumarnimo inaad ku faanto haddii aad ka […]

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa

Cuntada qaar haddaan naco islaweyni iyo kibir miyaa Su’aasha: Akhii fillaah su aashaydu waxa weeyaan qofku hadii uu cuntooyinka qaar aanu cunin oo uu dhaho majcecli ama dookhayga maaha oo hadii guriga lagu sameeyo cuntooyinkaas aanu cunin amaba uu banaanka cunto ka doonto arrintaasi kibir miyay noqonaysaa? Jawaabta: Qofka cuntadii xalaal ah wuu cuni karaa […]

Kalitalisnimada cudur nafsi ah miyaa

Kalitalisnimada cudur nafsi ah miyaa

Su’aasha: Asc tan iyo qaan gaarkeygii waxaan isku arkay in aan aad u Xiiseeyo Darajada iyo sareynta waligay waxaan ku fakiri jiray in aan madaxweyne noqdo Waxaan aqrisadaa Qoraalada ku saabsan Diktaatiriinta iyo aas aaska rajiimyada waxaan qiyaasaa oo sawirtaa sida Nin kaliya Ku maamuli karo dal Si awood leh heer waxaan marayaa in cudur […]

Islaamka islaweynida meesha uu geeyay

Islaamka islaweynida meesha uu geeyay

Islaamka islaweynida meesha uu geeyay Islaweynida waa maxay iyo kibirka, islweynida waa xaqqa in la dafiro dadkana la yaso , nusuus badan ayaa kusoo aroortay , halkan yaad ka arkaysaa qaar ka mid ah nusuustaas, Islaweynida waa wax aad u xun Alle wuxuu kitaabkiisa kariimka ah ku yiri: {ุณูŽุฃูŽุตู’ุฑููู ุนูŽู†ู’ ุขูŠูŽุงุชููŠูŽ ุงู„ู‘ูŽุฐููŠู†ูŽ ูŠูŽุชูŽูƒูŽุจู‘ูŽุฑููˆู†ูŽ ูููŠ ุงู„ุฃูŽุฑู’ุถู […]