Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo

Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo Qofka ka sheeganaya daal iyo caajis iyo tabar darro ka timid vitamino jirkiisa ka dhiman awgeed, wuxuu isku daaweyn karaa daawooyinkan dabiiciga ah intuu isku daro ayuu subaxdii hal qaaddo ka cunayaa sidoo kale habeenkii, markuu hal usbuuc adeegsado wax weyn ayuu iska dareemayaa. 1- nus […]
Hurdada oo dhib igu ah maxaa lagu daaweyn karaa

Su’aasha: Asc dr wll aniga habeenkii hurdada ayaa dhib igu ah mana seexan karo igama soo dhacdo sariirta waan saaranahay lkn ma seexan kari illaa dhib iyo silic badan maahee walaal maxaan sameeyaa ? Jawaabta: Hurda la’aanta sababo badan ayaa keena waxaa ugu badan fikirka joogtada ah iyo mashquulka maskaxda, waxaad isku daydaa inaad iska […]
Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka

Cuntooyinka xoojiya difaaca jirka iyo yareynta caloosha iyo xubinta dumarka Su’aasha: Asc wrbrk wallo waxan Idiin waydinayay wxyabaha difaca jidhka koordhiya iyo waxyabaha lagu jaro caloosha iyo waxyabaha xubinta taranka laku yareyo idiinko mahadsan. Jawaabta: Cuntooyinka difaaca jirka kordhiya waxaa ka mid ah toonta, iyo furuudka dhanaanka ah wuxuu leeyahay vitamin C, sidoo kale qudaarta […]
Malabka iyo toonta caafimaadka waxa ay u taraan

Malabka iyo toonta caafimaadka waxa ay u taraan Su’aasha: scw toonta iyo malabka marka laysku daro dhib miyay leeyihiin?? waxaan meelo ka akhriyay inay aad ugu fiican yihiin caafimaadka hadaba waxaan rabaa inaad faahfaahin dheeraad iga siisan waxtarka toonta iyo malabka. Jawaabta: Guud ahaan malabka iyo toonta mid kaste wuxuu leeyahay faa’idooyin badan aan lasoo […]
Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca

Toonta ma u roon tahay hargabka iyo qufaca Su’aasha: sc waxaan maqlay toonta aad bay ugu roon tahay qofka hargabka ku dhacay hadalkaas maxaa ka jiro? Jawaabta: Hadalkaas wax sax toonta aad bay ugu roon tahay hargabka iyo dhuun cuncunka, waxaa la sheegay inay toonta ku jirto maaaddo lagu magacaabo Allicin waa maaddada urka toonta […]
Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada

Cabitaanka basasha iyo toonta iyo xoojinta raganimada Su’aasha: Asc walaal waxa la isheegay in basasha iyo toonta oo lashiido biyahooda lacabo inaay xoojiyan raganimada koob cabitan ayan kasameystay ton hal xaba iyo laba xaba basal an isku daray an shiiday koob biyan kudaran waan miiray biyihi ayaan cabay waxaan dareemay lalabo iyo inuu gaaska igu […]
Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn

Daawada dabiiciga ee qufaca joogsiga aan lahayn Su’aasha: Bahda daruur waad ku mahadsan tihin waxa ad ino soo gudbinaysan, waxan qabaa su’aal caafimaadka la xiriirta taas waxay tahay, qufac daran oo aan haraynin wax igaso baxayo ma jiran kaliya waa qofac qalayl ah sharoobada qufacana wax waa ka tari waysay ma jiraan dawooyin dabiici ah […]
