Categories
Caafimaadka Health

Dildillaaca bishimaha Chapped lips

Dadka ku nool dalalka qabowga ah waxay ka sheegtaan dildilaaca bishimaha kaas oo xanuun badan mararka qaarkooda dhiig ayaa ka yimaada, marka hore jirkaaga waa inuu u badnaado vitamiin C kaasna waxaad ka heli kartaa liinta dhanaan iyo yaanyada qudaarta guud ahaan waa inaad isticmaashaa, sidoo kale iska qari dabaysha xoogga badan , sidoo kale […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara ogow

Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara ogow Waxaad isku arkaysaa mararka qaarkooda cuncun aan caadi ahayn markaad eegto maqaarka jirka siiba meelaha gudaha sida cajiraha caloosha dhabarka xubnaha taranka waxaa su’aal mudan Maxaa keeni kara cuncunka maqaarka jirka?   Waxay u noqonayaan waxyaalo badan waxaa ka mid xasaasiyad inaad ka qaaddo waxyaalaha qaarkooda si cowska […]

Categories
Caafimaadka Health

Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato

Yaa caafimaad badan qof buuran iyo mid caato Soomaalida aad bay u jecel yihiin cayilka waxayna ku tiriyaan buurnaanta inay astaan u tahay nafaqo fiican iyo hanti waxaa la dhihi jiray ninka wuu dhaqan yahay calool buu leeyahay, raga soomaaliyeed marka ay guursanayaan waxay raadsadaan naagaha cayilan oo dabada leh jirka ah, laakin marka yurub […]

Categories
Caafimaadka Health

Baradhada iyo cayilka jirka xiriirka ka dhexeeya

Baradhada iyo cayilka jirka xiriirka ka dhexeeya Cuntooyinka qaar waxay wataan nafaqo dhaqsi qofka u naaxisa, waxaa ka mid ah baradhada. baradhada waa cunto leh vitamiino badan, dad raba inay cayilaan ama buurtaan ayaa cuna, siiba marka saliid lagu shiilo ama lagu dubo, waa cunto qofka siisa awood iyo karti, laakin ma aha qofka inuu […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Caadada gacanta sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba

Caadada gacanta sida ugu fudud loo joojiyo rag iyo dumarba Qofka marka uu soo qaangaaro wuxuu dareemayaa waxyaalo ku cusub jirkiisa siiba xubnaha taranka, wuxuu arkayaa isabaddalo waaweyn ku lasoo gudboonaanaya jirkiisa Caadada gacanta ayay keeni kartaa arintaas. Wiil hadduu yahay waxaa isbaddala codkiisa, wuxuu noqonayaa cod weyn oo doobe ah, sidoo kale waxaa u […]

Categories
Caafimaadka Health

Sixirka astaamaha lagu garto

Sixirka astaamaha lagu garto Saxirka waa wax jira oo Qurananka kariimka lagu sheegay, waa wax adduunka oo dhan laga yaqaano, sixirka diinta way xarrimtay in la adeegsado, noocyo sixirka ka mid ah, waa gaalnimo, inta badan noocyada gaalnimada ayaa ku badan sixirka. haddaba sixirka noocyada uu u kala baxo waa sidan: Sixir ku saleysan geedo […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills

Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills Yeast pills are good for Fattening the body Daawada dabiiciga ama daawooyinka lagu cayilo dhabaato ayay leeyihiin, waxaa ugu fiican daawada laga sameeyay Khamiirka. waa daawo dabiici ah, oo lagu naaxo, qofka qaato daawadan dhib kalama kulmayo, marka daawada khamiirka meelo badan ayaa laga helaa, si […]