Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo

Cudurka furuqda daayeerka Monkeypox waxa uu yahay iyo siduu ku faafo Su’aasha: scw bahda daruur salaan kadib waa maxay cudurka cusb hada la sheegayo inuu dunida ka dilacay oo lagu magacaabay furuqda daanyeerada qofka cudrkaas ku dhacay maxa lagu gartaa daawo ma leeyahay fadlan faahfaahin iga siiya. Jawaabta: Cudurkan oo lagu magacaabo afka carabiga جدري […]
Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa

Boomaato baabi’isa gubniinka wajiga majirtaa Su’aasha: Asc bahda Daruur waan idiin salaamay maalmahaan waxaan ku wareeray qaabka su aal weydiinta maadaama aas wax badan ka badasheen hababkii hore ee su aalaha loo soo diri jiray Alx maanta Ilaahey igu guuleeyey inaan idiinla soo xiriiro waxaan ku weydiina sxb majirtaa daawo ama boomaato loo isticmaalo gubitaanka […]
Boogta madaxa geedka ninka maxaa daawo u ah

Boogta madaxa geedka ninka maxaa daawo u ah Su’aasha: Dhalfada guska ayaa iboogoowday maxaa keena maxaase lagu daweeyaa? Jawaabta: Nabraha ama fimanka yaryar kaaga soo baxay dhalfada waxaa loo yaqaanaa (Corona of glans penis) (حطاطات القضيب اللؤلؤية) waa fiman aad u yaryar waxaa keena feyras kaaga imaan karo galmo ama inaad ku xiirato sakiin aan […]
Finka kasoo baxa barida waxa keeno iyo daawada

Finka kasoo baxa barida waxa keeno iyo daawada Su’aasha: Asc wan kusalamay wll inta kadib Suashaydu waa maxay finka kasobaxa barida ama miskaha ee afka hore dhacinka leh inta agagarkana barar iyo casan noqonayso Waxa sababa iyo dawadisa raba Mahadsanid wll Jawaabta: Finka ama nabraha guud ahaan waxaa keeno sababo badan waxaa ka mid ah […]
Nabar ayaa xubinta taranka igaga soo baxay daawadee u fiican

Su’aasha: nabar ayaa igaga yaala salka gedka meesha caloosha xigta waana soo kuusan yahay meeshana way bararsan tahay halis miyaa mise waa nabar dabiici ah maxaan ku daaweyn karaa Jawaabta: Nabar ama fin oo caadi ah inuu yahay ayay u badan tahay oo ka dhashay xasaasiyad ama dhididka iyo kulaylka meesha, wuxuu halis yahay haddii […]
Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa

Daawada Retinoid cream finka wax Maka tartaa Su’aasha: Asc waxaan in mudo ah raadinayey dawooyin aad Soo qorteen oo finka u wanaagsan balse waan waayey Waxaan isticmaalay Daawo Kareem ah oo lagu magacaabo Retinoid cream habeenka u horeysay aan marsaday waxaan dareemay in finka igu sii saaideen hadana maalin kadib Waxaan dareemay in finka iga […]
Bacteriyada wanaagsan Sidee loo kordhiyaa

Bacteriyada wanaagsan Sidee loo kordhiyaa Su’aasha: Asc Isha ayaa waxaa iga galay qashin waxaan tagay dhaqtar waala iga saaray balse waxay igu haysay Xanuun badan dhaqtarkii ayaan ku noqday waxaana ku iri wali inay wax igu jiraan baan ka shakisanahay Wuxuu igu yiri halka aan qashinka ka fujinay baa bugta xanuunka sidaa baa keeneysa ee […]
