Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro

Suunka caloosha lagu yareeyo waxa uu taro Suunka baruurta caloosha lagu yareeyo wuxuu u kala baxaa dhowr nooc, waxaa jira mid caadi ah oo ka samaysan maaddo balaastik oo kale ah ama maro adag layloon ah. Midkaan wuxuu majuujiyaa baruurta caloosha wuxuuna gubaa dufinta xalusta wuxuuna anfacaa raga iyo dumarka. Dad badan ayaa suunka caloosha […]
Qofka siigadu caato miyay ka dhigaysaa

Su’aasha: Asc wllo waxaan ku waydiin lahaa qofka hadii siigadu caato kadhigto oo uu qofku sii wado siigada isagoo caato ah hadana may kusii badanaysaa caato nimada thnkz dr Jawaabta: Way iska caddahay arrinta jawaab uma baahna, way kuu siyaadaysaa caatanimada shaki kama taagna, ogow inaan su’aashan in badan aan ka jawaabay.
Qof caato ah qaabka uu ku cayili karo oo sahlan

Su’aasha: Waxaan Ahay Shaqsi Caato Ah Miisaankayguna Waa 58 kg Socodka lugta Ayaan Sameeyaa Galabtii Iyo Aroortiiba Markaa Miyaan Joojiyaa Socodka Mise Waan Sii Wadaa Laakiin Hadii Aan Sii Wado Malaga Yaabaa Inaan Sii Noqdo Caato Saaid Ah Jawaabta: Taas waxay ku xiran tahay cuntada aad cunayso way dhici kartaa inaad sii caatowdo, teeda kale […]
Caato saa’id ayaan ahay maxaan sameeyaa ila taliya

Su’aasha: Caato Saaid Ah Ayaan Ahay Waxyaabaha Dadka Caateeyana Waan Isticmalaa Sida Mooska qaraha Saytuunka Biyaha Cad Socodka Iwm Markaa Maxaad Talo Iziin Lahayd MA Inaan Iskadhaafo Ama Iska Joojiyo Mise Inaan Sii Wado Inkastoon Aafadan Samayn Jiray Lakin Hada Waan Kaharay. Jawaabta: Cuntooyinka lagu naaxo cun haddii aad cayil rabto, in badan ayaan ka […]
Siigada jirka qofka miyay kala daadisaa

Su’aasha: Siigada markan joojiyay mudo Aya kasowaregtay waxyaalo badan Ayan dareemay oo positive ah lakin waxan isku arkay inan caato noqday oo aan qof yar u ekaday marka siigada qofka qof weyn miyay kadigta oo jirkisa miyay Kala dadisa oo hada wan kasokabanaya mala dhihi Kara Mise dib kale Aya jiro. Jawaabta: Guud ahaan siigada […]
Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa

Qooqa iyo kacsiga badan malagu caatoobaa Su’aasha: Nio maalmahaan waan caatoobey qofkasta inaan cantoobo iisheega sababtuna ani waxan ku fasirtay kacsi saa id aan dareema hadana waa iska ilaaliyaa ina siigesto arintaas armey tahay sxbw Jawaabta: Kacsiga daran qofka wuxuu ka joojiyaa cuntada sidoo kale aad buu u fikiraa taas waxay keenaysaa caatanimo, marka xiriir […]
Caatanimada maxaa daawo u ah

Caatanimada maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar aad caato u ah, wax jirro ma qabi waxan rabaa inaan is cayiliyo, marka maxaa igu haboon inaan sameeyo. Jawaabta: Caatanimada waxyaalo badan ayaa keeni kara, waxaa habboon inaad u tagto dhakhtar qaabilsan koriinka jirka, waayo waxaa laga yaabaa inay jiraan waxyaalo badan kaa reebaya cayilka […]
