Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya

Su’aasha: Asc, basasha marka aan cunno xaaqteyda way badataa , labadeeda nuucba, ila taliya ! Jawaabta: Basasha marka aad cunto biyo badan cab maxaayeelay biyaha ayaa kugu yar qofka marka uu cuno cuntooyinka qaar afkiisa wuxuu keenaa xaako jiidmaysa waxaa laga rabaa qofkaas inuu biyaha badsado, dad waxaa jira markay cunaan cunto dufin leh sida […]
Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah

Xanuunka dhanxaragu waa maxay maxaana daawo u ah Su’aasha: Asc walaal waxan ku waydiina waa maxay xanuunka dhanxaraga ilkaha sare hoostoodu ii sharax walaal adoo mahadsan. Jawaabta: Waxaa keena xanuunka dhanxanaga sababo badan waxaa ka mid ah cuntada kulaylka ah qofka markuu cuno ama cuntada basbaaska badan leh ama aadka dhanaan u ah, taas waxay […]
Finka ama nabarka carabka waxa keeno

Finka ama nabarka carabka waxa keeno Su’aasha: Waxaan raba inad ii sheegtaan carabka maxaa u keeno fin ama nabar oo xanuun badan xataa liin dhanaan marka ay gaarto aad u balbala cudur miyaa keeno oo gaar ah fadlan ii cadeya . Jawaabta: Carabka waxaa u keeno inay nabro ama finin kasoo baxaan sababo badan waxaa […]
Maxaa keena dhiiga xabka soo raaca

Maxaa keena dhiiga xabka soo raaca Su’aasha: Asc dr. Waxan raba inan ku waydiyo waxan in muda ah isku arkay xab ka imanaya dhunta marmarka qar waxa so raca dhig hadan wax cabo ama an cuno xabka an tufayo kla jogsi malaha o wu siyada mudo sidan sida u aha hada codki ayan waye o […]
Kharaarka afka iyo cudurka qarsoon

Kharaarka afka iyo cudurka qarsoon Kharaarka afka iyo carrabka maxaa keena ma cudur baa Sababo badan ayaa jira oo afkaaga kharaar ka dhiga waxaa ugu muhimsan sababahan soo socda. 1- caloosha oo fariisata, taas oo macanaheeda ah mindhicirada oo si fiican aan u shaqaynin, caloosha marka ay fariisato qofka xanuun ayuu dareemayaa inta badan 2- […]
Midabyada carrabka iyo cudurada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado sabata ay u eegayaan dhakhaatiirta carabka qofka ay baarayaan marka la rabo in la ogaado jirada hayso fadlan jawaab ayaan idinka sugayaa aad baad ugu mahadsan tihiin. Jawaabta: Waa sax dhakhaatiirta inta aysan baarin qofka waxay eegayaan carabkiisa taasna waxaa ugu wacan midabka carabka wuxuu tilmaamayaa xaaladda jirka dhinka caafimaadka […]
Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka

Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado waxa keena dhuunta oo qalaylka noqota siiba marka hurdada laga soo kaco ma cudur baa mase waa wax iska caadi ah fadlan jawaab isoo siiya. Jawaabta: Qalaylka dhuunta waxaa keena sababo badan waxaa ka mid ah: caabuqa hunguriga, sidoo kale hawada qofka uu qaadanayo […]
