Categories
Caafimaadka Health

Sokorta Ilkaha sidey u halleyso

Sokorta Ilkaha sidey u halleyso Sokorta badan la cunayo aad bay u saameysaa ilkaha iyo gowsaha, dadka aadka u cuna macmacaanka isla markii ayay la kulmayaan ilka xanuun, sidoo kale sokorta waxay keentaa bulumbuliga ilkaha iyo gowsaha. qofka wuxuu uga badbaadi karaa, inuu si fiican u nadiifiyo ilkaha marka uu cuno, macmacaanka, duleelka madooban oo […]

Categories
Caafimaadka Health

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa

Cayilka ma geeri degdeg buu keenaa   Aqoonyanno u dhashay dalka maraykanka ayaa daraasad cusub soo saaray iyagoo sheegay cayilka inuu xiriir la leeyahay cadaadiska dhiigga oo kordha, waxay sheegeen inay keenayaan wadnaha oo si kedis ku istaaga, siiba dhalinyarada oo horay waxaa loo malayn jiray dadka waaweyn keliya. Webka lagu magacaabo HealthDayNews oo kasoo […]

Categories
Caafimaadka Health

Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka

Basbaaska jirka wuxuu u taro siiba dumarka Hot Chili benefits human body men and women, Everyone needs him to eat Basbaaska jirka dadka aad buu ugu fiican yahay, qof kasta waxaa la rabaa inuu cuno Sida la og yahay, baskaaska wuxuu furaa cuntada, qofka u baahan inuu cuno raashin waa inuu adeegsadaa basbaas, dad badan […]

Categories
Caafimaadka Health

Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay clove benefits

Dhegeyaraha waxtarka uu leeyahay clove benefits The benefits of cloves are many, and have multiple uses Faa’idooyinka dhegayaraha aad bay u badan yihiin siyaabo badanna waa loo adeegsadaa Dhakhaatiirta wax badan ayay ka ogaadeen geedka dhegeyaraha (qalinfurka) oo ah geed manta qof kasta uu si sahlan ku heli karo. Haddaba maxay yihiin faa’idooyinka uu u […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuncunka jirka sababaha keena the reasons of Itching in the body

Cuncunka jirka sababaha keena the reasons of Itching in the body There are many causes of itching in the body Sababao badan ayaa jira oo keena cuncunka jirka Cuncunka sababo badan ayaa keena, qaar  waxay u noqonayaan nadaafadda qaarna waxay u noqonayaan cudurro qofka ku dhaca. Qofka marka uu ku dadaali waayo nadaafadda jirkiisa wuxuu […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity

Daawooyinka cayilka (sababaha lagu cayilo) Causes of Obesity Fast food plays an important role in obesity Cuntada degdega ah kaalin weyn ayay ka qaadanaysaa cayilka.   waxaa jira dad badan oo rabo, inay cayilaan, siiba dadka ku nool soomaaliya. waxyaalaha cayilka dhaqsiga keena, waa cuntada leh nafooyin kala duwan. sidoo kale vitamiinaha jirka uu u […]

Categories
Caafimaadka Health

Waxtarka hilibka idaha Benefits of mutton for the body

Waxtarka hilibka idaha Benefits of mutton for the body The lamb is delicious and healthy, and has many benefits for health Hilibka idaha wuxuu leeyahay faa’idooyin caafimaad fara badan. Waxaa la sheegay hilibka idaha inuu leeyahay waxtar badan waxaa ka mid ah inuu la dagaalamo kansarka. sidoo kale duqnimada ayuu la dagaalamaa. wuxuuna xoojiyaa difaaca […]