Dildilaaca ibta naaska sababaha keena iyo daawada

Dildilaaca ibta naaska sababaha keena iyo daawada

Dildilaaca ibta naaska sababaha keena iyo daawada Su’aasha: Waxaan raba in aan ogaado waxa keena dildilaca ibta iyo qolfaha kasoo fuqa anigo wax uur ah an laheyn Thank u♥️ Jawaabta: Dildilaaca ibta naasaha siiba midka xanuunka wata sababo badan ayaa keena waxaa ugu muhimsan sababahan soo socda: 1- qaabka uu cunugga u nuugayo oo aan […]

Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Su’aasha: Waxan inta badan isku arkaa xiliga qabowga bishimaha ama faruuraha oo dildilaaca taas maxay noqon karaa ma la dhihi karaa vitaminada qaar ayaa jirkayga ka maqan. Jawaabta: Dildilaaca faruuraha wax badan ayaa keeni kara waxaa ugu daran jawiga qabowga ah, bishima dildilaaca waxaa soo raaci kara qalayl daran xuub iyo barar iyo dhiig, waxaa […]

Dildillaaca bishimaha Chapped lips

Dildillaaca bishimaha Chapped lips

Dadka ku nool dalalka qabowga ah waxay ka sheegtaan dildilaaca bishimaha kaas oo xanuun badan mararka qaarkooda dhiig ayaa ka yimaada, marka hore jirkaaga waa inuu u badnaado vitamiin C kaasna waxaad ka heli kartaa liinta dhanaan iyo yaanyada qudaarta guud ahaan waa inaad isticmaashaa, sidoo kale iska qari dabaysha xoogga badan , sidoo kale […]