Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills

Daawada dabiiciga lagu cayilo waa kaniiniga khamiirka Yeast pills Yeast pills are good for Fattening the body Daawada dabiiciga ama daawooyinka lagu cayilo dhabaato ayay leeyihiin, waxaa ugu fiican daawada laga sameeyay Khamiirka. waa daawo dabiici ah, oo lagu naaxo, qofka qaato daawadan dhib kalama kulmayo, marka daawada khamiirka meelo badan ayaa laga helaa, si […]
Raashiinka cayilka u keena jirkaaga

Raashiinka cayilka u keena jirkaaga Foods that makes you fat Raashiinka cayilka Sida la og yahay cayilka jirka waxaa keena sababo badan qaar waxay u noqonayaan cuntada qaarna qaabka nolosha qofka marka hore waa inaad ogaataa caylka waxaa keena oo cuntada ka horreeya waa qalbiga oo degan sidoo kale nasashada badan marka aad eegto caruurta […]
