Dhawaaqa caloosha maxaa keena

Dhawaaqa caloosha maxaa keena

Dhawaaqa caloosha maxaa keena Su’aasha: marka aan cunto waxaan maqlaa wax yar kadib dhawaaq badan oo wareegsi calooshayda ay samaynayso dhuuso igama imaanayso maantoo dhan caloosha ayaa i yeerta ma garanayo sababta wax xanuun ahna ma jiraan laakin qofka agtayda fadhiya wuu maqli karaa, caloosha maxaa yeeryeeriya. Jawaabta: Dhawaaqa ama yeeridda caloosha sababo badan ayaa […]

Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara ogow

Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara

Cuncunka maqaarka jirka maxaa sababi kara ogow Waxaad isku arkaysaa mararka qaarkooda cuncun aan caadi ahayn markaad eegto maqaarka jirka siiba meelaha gudaha sida cajiraha caloosha dhabarka xubnaha taranka waxaa su’aal mudan Maxaa keeni kara cuncunka maqaarka jirka?   Waxay u noqonayaan waxyaalo badan waxaa ka mid xasaasiyad inaad ka qaaddo waxyaalaha qaarkooda si cowska […]