Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya

Basasha marka aan cuno xaaqteyda way badataa ila taliya

Su’aasha: Asc, basasha marka aan cunno xaaqteyda way badataa , labadeeda nuucba, ila taliya ! Jawaabta: Basasha marka aad cunto biyo badan cab maxaayeelay biyaha ayaa kugu yar qofka marka uu cuno cuntooyinka qaar afkiisa wuxuu keenaa xaako jiidmaysa waxaa laga rabaa qofkaas inuu biyaha badsado, dad waxaa jira markay cunaan cunto dufin leh sida […]

Kharaarka afka iyo cudurka qarsoon

Kharaarka afka iyo cudurka qarsoon

Kharaarka afka iyo cudurka qarsoon Kharaarka afka iyo carrabka maxaa keena ma cudur baa Sababo badan ayaa jira oo afkaaga kharaar ka dhiga waxaa ugu muhimsan sababahan soo socda. 1- caloosha oo fariisata, taas oo macanaheeda ah mindhicirada oo si fiican aan u shaqaynin, caloosha marka ay fariisato qofka xanuun ayuu dareemayaa inta badan 2- […]

Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka

Sababaha keena dhuun qalaylka

Sababaha keena dhuun qalaylka ama afka Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado waxa keena dhuunta oo qalaylka noqota siiba marka hurdada laga soo kaco ma cudur baa mase waa wax iska caadi ah fadlan jawaab isoo siiya. Jawaabta: Qalaylka dhuunta waxaa keena sababo badan waxaa ka mid ah: caabuqa hunguriga, sidoo kale hawada qofka uu qaadanayo […]

Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Bishima dildilaaca maxaa daawo u ah

Su’aasha: Waxan inta badan isku arkaa xiliga qabowga bishimaha ama faruuraha oo dildilaaca taas maxay noqon karaa ma la dhihi karaa vitaminada qaar ayaa jirkayga ka maqan. Jawaabta: Dildilaaca faruuraha wax badan ayaa keeni kara waxaa ugu daran jawiga qabowga ah, bishima dildilaaca waxaa soo raaci kara qalayl daran xuub iyo barar iyo dhiig, waxaa […]

Dildillaaca bishimaha Chapped lips

Dildillaaca bishimaha Chapped lips

Dadka ku nool dalalka qabowga ah waxay ka sheegtaan dildilaaca bishimaha kaas oo xanuun badan mararka qaarkooda dhiig ayaa ka yimaada, marka hore jirkaaga waa inuu u badnaado vitamiin C kaasna waxaad ka heli kartaa liinta dhanaan iyo yaanyada qudaarta guud ahaan waa inaad isticmaashaa, sidoo kale iska qari dabaysha xoogga badan , sidoo kale […]