Dad badan way fududeystaan marka ay ku hadlayaan taleefanka isagoo ku jira kaarikada, muuqalkan haddaad daawo waxaad arkaysaa halista uu leeyahay taleefanka marka uu korontada la xiriiro, wuxuu usoo gudbinayaa dabka jirkaaga, gaarsii dadka walaalahaaga si ay isaga ilaaliyaan dad badan oo mobile iwm oo aan iska ilaalinin marka uu korontada ku jiro. runtii noocyada […]
