Caruurta gaalada ma garacyo baa maadaama aysan nikaax islaami ku dhalan

Caruurta gaalada ma garacyo baa maadaama aysan nikaax islaami ku dhalan

Su’aasha: Sida aan ognahay ruux Muslim ah gaal maguursan garo labada ruux ee Muslim ah way is xalalestan lakin galada maxay isku guursadan cunuga gaalada dhaleyn ma garacba Hadi labadisa Walid is layawan xita Jawaabta: Dadka gaalada ilmahooda ma aha garac haddii ay isku guursadaan guurka iyaga u degsan tusaale ahaan yahuudda waxay isku guursadaan […]

Gabar ii shaqeynaysay 7 doolar igu leh dhar aan u iibiyay ma u qaadan kartaa

Gabar ii shaqeynaysay 7 doolar igu leh dhar aan u iibiyay ma u qaadan kartaa

Su’aasha: Asc walaha daruuro ciideanagsan walla bal su aashaan iga jaahilbixiya gabaryar oo shaqaala ah ayaa naag gabdhaha kiraysa iga kiraysay 12$ ayay iga qaadatay markay ii kenaysay iyadoo dharwadan bay ii keentay markaan dhar badan ugaday 2bil iyo habeno ilajoogtay ayya naag kale lacag kaga qaadatay waxayna igi tiri soo dir ehelkeedaa soobbarayaaye 2 […]

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya

Ninkayga erayo aan dhibsado ayuu igu dhahaa ila taliya Su’aasha: Asc wrbrk wxn idiin waydinaya suu,aalo ninkayku wax iku idha marwalba kalmad aan dhibsado ooaah labawajilay iyo khayimad caruurna wn haysta guurigayku inu ika dumo majeceli sida uka dhadhicin kara shakhsiyadayda ama ma iskaka taga iso jawaba. Jawaabta: Labada qof is qaba diinta islaamka waxay […]

Qofka hooyadiisa iyo walaalihiisa dhib ku qaba wuxuu sameeyo

Qofka hooyadiisa iyo walaalihiisa dhib ku qaba wuxuu sameeyaa

Su’aasha: Asc , ninbaa dhibaato ku qabaa qaraabadiisa si gaar ah walaalahiisa iyo hooyadiisa , way dhibaan way ciriiriyaan , marka maxaa la gudboon ninkaan, mise wuu goynayaa ? Jawaabta: Ma gooyn karo hooyadiisa iyo walaalihiisa, laakin wuxuu ka fogaanayaa dhibka ay ku hayaan hadduu awoodo inuu meel kale ka aado way fiican tahay, dal […]

Gabadhayda aad ayay ii neceb tahay ila taliya

Gabadhayda aad ayay ii neceb tahay ila taliya

Su’aasha: scw gabadhayda aad ayay ii neceb tahay waxan u malaynayaa sabata markay yarayd ayan aad u garaci jiray si xun ayaan ula dhaqmi kray markay soo weynaatay cuqdad ayaa ii qaaday, hadda waxay noqotay qof hadal iga maqli cay iyo aflagaado ayay igula dhaqmaysaa. Jawaabta: Dhaqanka ay hadda la timid waxaa laga yaabaa inuu […]

Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka

Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka

Qoyska siduu u saameeyo bulshada iyo dalka Qoyska ama reerka ama familka ama caa’ilada ama usrada waxaad dhahdaba diinta islaamka meel weyn ayay geysay waxay tilmaantay wanaagga qoyska inuu saameeyo wanaagga bulshada, haddii qoyska uu tooso bulshadana way toosaysaa, qoyskana wuxuu kasoo bilowdaa nin iyo naag nolol wadaagay oo ubad dhalay, marka waxaa muhimsan in […]

Qoyskeyga maxan ka sameeyaa ila taliya

Qoyskeyga maxan ka sameeyaa

Su’aasha: Ascww waxan raba inad talo idinka helo waaxan ahay gabar dhalin yaro ah qoys keyga sida walalheey waa reer aad u buuq badan malin walba wax ba laga murmaa wax walba oo iska basiid ah na madax xanun muran qeylo ayey ka dhaliyaan qof walba oo rer keyga ka mid ah wuu isla saxsan […]