Sawirada xalwada iyo burka cusub

Sawirada xalwada iyo burka mashmashka

Sawirada xalwada iyo burka cusub Soomaali waxay caan ku yihiin xalwada iyo bursaliidka nooca aadka u macaan badan.             xalwada waa dhaqan kasoo galay dalka Cumaan waxayna sameeyaan ilaa iyo hadda xalwada.  Burka saliidda nooca cusub waa nooca ka muuqda sawiradan marka la dubo ayaa la dhexgaliyaa sokor la karkariyay […]

Nanac burbur halkee buu ka yimid

Nanac burbur halkee buu ka yimid

Nanac burbur halkee buu ka yimid Soomaalida guud ahaan ma aha dad cunto ka helo. waxay cuni jireen soomaalida hilib iyo caano iyo soor kaliya. mana garanayaan cunto kala duwan inay cunaan. laakin dadka kasoo galay India iyo Yemen ayaa waxay keeneen dhaqamo kala duwan oo la xiriira cuntada iyo macmacaanka. waxaad dareemaysaa dadka aad […]

Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento

Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento

Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento Xalwada waa wax aad u macaan, dadka badankooda way ka helaan, laakin waxaa loo baahan yahay waxa marka la cunayo inuu qiyaas lahaado haddii kale wuxuu keenaa dhib weyn. xalwada haddii layska badiyo caafimaadkaaga ayay halis galinaysaa. dhibaatooyinka ay keento waxaan ka mid ah. Xalwada marka layska badiyo […]

Cuntada Soomaalida ay caanka ku tahay

soor iyo maraq

Cuntada Soomaalida ay caanka ku tahay Soor waa cunto oo soomaali ay caan ku tahay. laakin dad badan ayaa ka xishooda soorta taas waxaa sabab u ah jaahilnimada dad baan oo soomaali ay hayso. cunto xalaal ah ma aha waxa laga xsihoodo ama wax laga faano. soor iyo bariis iyo baasto waa cunto oo siman […]

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray Cuntada waa dhaqan layska dhaxlo, marka aan ka hadlno dhaqanka soomaaliyeed xaga cuntada waa dhaqan badnkii ka yimid dalalka carabta iyo hindi iyo Iran. Marka aan ka hadlno xalwada waxay ka timid dalka cumaan aad baa looga yaqaanaa xalwada dalka Cumaan waa xalwada ay soomaalida samaystaan oo kale. Sidoo kale […]