Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah

Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah Su’aasha: scw aad ban ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan waxan ahay marwo dhaaftay afartanka waligay raaxo gariir ah ma gaarin oo biyobax ah taas maxaa sabab u ah la dhihi karaa jiro miyaa, waxan maqlaa dumarka inay gaaraan raaxada biyabaxa aniga waxn iskuma arko […]
Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas

Sawirada imtaxaanka Seminaarkii Bisha Cas Waa Seminaarkii Bisha Cas, wiilal iyo gabdho ayaa laga qaaday imtaaanka waasawiro badan oo laga soo qaatay goobta imtaxaanka. marka dhamaan waa dad ku dadaalaya aqoonta iyo faa’ideysiga. marka waxaa la rabaa in beesha soomaaliya si fiican loogu dhex faafiyo waxbarshada si loo helo nabad in lays dilo waxaa keenay […]
Sideen isku fahannaa ninkeyga

Sideen isku fahannaa ninkeyga Su’aasha: Sideen iskuu fahannaa ninkeyga. Jawaabta: Su’aashan sidii la rabay uma xadidna, waa su’aal guud ah. isfahanka maxaa laga wadaa? dhinacyo badan ayaa jira oo u baahan ninka iyo xaaskiisa inay isku fahmaan. marka aan kuusoo koobo jawaabta: isfahan waxaa lagu gaaraa in lawada hadlo oona lays maqlo wax kaste […]
Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay

Khuwaarsmi dumarka muxuu ka sheegay Dumarka waa asaaska qiimaha bulshada Caalim cilmiga xisaabta caan ku ahaa oo lagu magacaabi jiray Khuwaarsmi ayaa la weyddiiyay waxay yihiin haweeneyda wuxuu yiri: Haddii haweeneydu ay tahay mid leh khuluq iyo diin waxay u dhigantaa nabar kow =1 Hadday qurux ku darsato eber ugu dar waxay u dhigantaa nambar […]
Xaqa islaamka uu siiyay dumarka

Xaqa islaamka uu siiyay dumarka Dumarka samankan waxay noqdeen badeeco lagu ganacsado dhinac walba. Waa la qiima tiray taasna waxaa sabab u ah dadka sheeganaya inay ilaalinayaan xuquuqda hawweenka. Diinta islaamka kaliya ayaa dumarka xaqooda siiyay eeg nusuusta kusoo aroortay kutubta islaamka: wuxuu leeyahay nabigeena – naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee -: (فَإِنَّ لَكُمْ […]
Waa maxay Yoga ma diinta Hinduusiga bay kasoo jeedaa

Yoga (jimicsiga yoga) waa dhaqan ka yimid dalka India waxaa lagu dhahaa afka hindiga: योग wuxuuna salka ku hayaa diinta Hinduusiyada (Hinduism) macnaheedana waxaa laga wadaa cibaado ku salaysan qaab jirka lagu carbinayo iyo nafta waxaa laga soo gaaray dadka haysta diinta Hinduism. Yoogada waa wax sal ku leh diinta Hinduusta. Waxaa la sameeyaa waxyaalo […]
Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan Somali Women

Dumarka Soomaaliyeed maxay raga ka rabaan Somali Women Rag badan ayaan fahmin dumarkeena waxa ay u baahan yihiin. waxaad ogaataa dumarka inay qalbi jileecsan yihiin. ninka ayaana masuu;iyadda ugu horreysa qaadaya. haddaba waxaad ogaataa dumarka inay u baahan yihiin raga noocan ah. Nin masuul noqon kara oo maamuli kara guriga Nin isku filan oo shaqaysan […]
