Cuntada Soomaalida ay caanka ku tahay

soor iyo maraq
Cuntada Soomaalida ay caanka ku tahay

Soor waa cunto oo soomaali ay caan ku tahay.

laakin dad badan ayaa ka xishooda soorta

taas waxaa sabab u ah jaahilnimada dad baan oo soomaali ay hayso.

cunto xalaal ah ma aha waxa laga xsihoodo ama wax laga faano.

soor iyo bariis iyo baasto waa cunto oo siman

waxaa yaab badan dadka soomaalida waxay ka xishoodaan wixii dhaqankooda ka tirsan

waxayna ka helaan waxyaabaha laga keeno dhaqamada kale.

qofka waxaa laga yabaa inuu u arko soorta wax liita

waxaa arrintaas la mid ah lahjadaha soomaaliya ka jira

qofka soomaaliga waxaa laga yaabaa inuu ku faano barashada afafka kale

laakin markuu maqlo qof kale oo soomaali ah ku hadlaya lahjo ka duwan lahjadiisa inuu yaso

tusaale ahaan qofka maxaatiriga ku hadlo wuxuu yasaa an maayga ku hadlo

midka maayga ku hadlo isagana wuxuu leeyahay afkeyga ayaa soomaali ah

 

Cuntooyinka dhaqanka Soomaali kusoo biiray

Famous Somali food

Soor is a food that Somalis are famous for.

but many people are shy about soor

that is because of the ignorance of the Somali people.

Halal food is not something to be ashamed of or proud of.

Soor and rice and pasta are equal foods

it is surprising that Somalis are shy about what is part of their culture

and they enjoy things imported from other cultures.

a person may see soor as something inferior

the same is true of the dialects in Somalia

a Somali person may be proud of learning other languages

but when he hears another Somali speaking a different dialect from his own, he is ashamed

for example, a person who speaks in Makhaati will say that he is speaking in Maiga

and the one who speaks Maiga will say that his language is Somali

Leave a Reply