Categories
Bulsho Society

Jacaylka dhabta true love maxaa laga wadaa

Jacaylka dhabta true love maxaa laga wadaa True love is a sincere love that comes from the deep of the heart Jacaylka dhabta ah maxaa laga wadaa? Su’aashan dad badan ayaa soo weydiiya waxayna u badan yihiin dad da’ yar Jawaabta su’aashan aad bay fududahay Jacaylka dhabta waa midka aan maslaxad adduun ku jirin Qofka […]

Categories
Bulsho Society

Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida

Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida There is a big difference between the tribe and tribalism Soomaali ilaa iyo hadda waxay la burbursan tahay qabyaalad. Qabiil iyo qabyaalad farqi weyn ayaa u dhexeeya, dadka inay kala qabiil ahaadaan waa wax caadi ah, qabiil waligii buu soo jiri jiray, laakin qabyaalad ma aha waxa caadi ah. Diinta […]

Categories
Bulsho Society

Guurka maxaa fashiliya sababaha asaasiga ah

What makes the marriage fails Guurka maxaa fashiliya Samanka aan joogno waxaa aad u batay furiinka, marka taas ayaa waxay keenaysaa isweyddiin oo ah maxaa keenay in furiinka uu bato? Runta marka laga hadlo guurka wuxuu ku dhisan yahay run iyo daacadnimo, laakin waqtiga aan juugno sidaas ma aha. raga iyo dumarka waxay isku shukaansadaan […]

Categories
Bulsho Society

Guurka danta ku dhisan waxa uu keeno

Guurka danta ku dhisan waxa uu keeno Guurku waa qaybta ugu muhimsan dhismaha bulshada, jacaylkiisa waa inuu run ahaadaa, caadi ahaan guurka waa midka lagu ilaalin karo jiritaanka aadanaha, diinta islaamka aad bay xoogga u saartay guurka iyo qoyska iyo degaanshaha laga rabo,  wuxuu yiri Alle (SW): {وَمِنْ آيَاتِهِ أَنْ خَلَقَ لَكُم مِّنْ أَنفُسِكُمْ أَزْوَاجًا […]

Categories
Bulsho Society Talooyinka Consultation

Sababaha ugu muhimsan furiinka

Sababaha ugu muhimsan furiinka Basic reasons for divorce Sababaha ugu waaweyn oo badiyay furiinka bulshada soomaaliyeed. Marka hore dadka soomaaliyeed waa dad dhaqan suuban lahaan jiray, marka dib aad u eegto dadkii hore, waxay ahaayeen dad qanaaco leh, oo aan hanqaltaagin waxyaalaha dheregdhacsiga ah. Laakin hadda wax badan ayaa is baddalay, xagga dhaqanka , nolosha, […]

Categories
Bulsho Society

Lixda erey gabdhaha lagu soo jiito oo jacayl ku abuuraya naftooda

Lixda erey gabdhaha lagu soo jiito oo jacayl ku abuuraya naftooda Runtii dumarka hadalka aad buu u saameeyaa gaar ahaan hadalka naxariista ku jirto. Naagaha marka la amaano qalbigooda aad buu u qaboobaa. Marka la yaso ama la caayo waxay noqdaan cadow daran. Dumarka erayada amaanta aad bay usoo jiitaan. Halkan waxaa kuugu soo bandhigayaa […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Waa maxay qurux sideena loo ilaaliyaa

Waa maxay qurux sideena loo ilaaliyaa What is beauty and how to keep it? Sida ugu fiican quruxda loo ilaaliyo Quruxda waa nimco qaali ah oo Ilaahay siiyay dadka nimcadaas waxay u baahan tahay ilaalin haddaba ma aha quruxda in loo maleeyo sida maanta dadka lunsan ay u fahansan yihiin, samankan waxaad arkaysaa qof wata […]