Hodan Naleye oo ahayd gabar soomaaliyeed oo dhalasho Canada haysata. hodan waxay ahayd qof wariye oo TV lahayd lagu magacaabo Integration TV, waxay ka hadli jirtay arrimaha soomaaliya nolosha bulshada Soomaaliyeed Youtube ayay ka wada buuxaan muuqallada ay dadka ku wareysan jirtay Integration TV. Hodan marka lagu dilay qaraxa aad ayaa looga hadlay dilkeeda wargeysyo […]
