Ninkayga anoo la joogo ayuu riyo ku biyabaxaa maxaa sababo Su’aasha: Asc ninkayga wuu riyoodaa riyada ayuu ku biyabaxaa waxan maqlay ninka haduu naag qabo riyo kuma biyabaxo, mar waxa dhacday habeen intaan galmo samaynay markaan seexanay riyo ayuu arkay markaas ayu biyabaxay anigana waajibkayga waan kasoo baxaa ma ihi dumarka raga sariirta ku canaada […]
